14- Atiriisho Oo 90-kii Caan Ahaa Iyo Sida Ay Haatan Isku Badaleen (+Sawiro)

Bollywood-ka  90-maadkii  wuxuu  ka  mid  ahaa  waqtiyada  dahabiga  ee  soo  maray  shirkadaan  waxaana waqtigaas  gacan  weyn  ka  geystay  atiriishooyin  caan  ah  oo  ilaa  haatan  ka  tirsan.

Atiriishooyinka  Bollywood-ka  waqtigaas  ilaaa  iyo  hada  ka  tirsan  waxaa  ka  mid  ah  Kajol,   Rani,  Aishwarya Rai,  Mandhuri  iyo  kuwa  kale  oo  badan.

Sidaa  daraadeed  waxaa  idin  heynaa  10 atiriisho  oo  90-kii  caan  ah  iyo sida ay hada isku badaleen lana jaan qaadeen marxalada hada dunida ka jirto hoos kaga bogo.

1)Sushmita Sen

2) Shilpa Shetty

3) Karisma Kapoor

4) Aishwarya Rai

5) Kajol

6) Namrata Shirodkar

7) Rani

8) Raveena Tandon

9) Tabu

10) Mandhuri

11) Anu Aggarwal

12) Preity Zinta

13) Katrina Kaif

14) Kareena Kapoor