Jilaayaasha bollywood-ka kusoo biiro waliba kuwa caanka waa kuwa mar walbo la hadal heeyo filimkooda koowaad ee bollywood-ka ugu soo biirayaan.
Ka Dib Ishaan Khatter iyo Jhanvi Kapoor oo filimkooda koowaad kaaso sheeko laga soo min guurin doona filimka Blockbuster-ka noqday Marathiga ah ee Sairat
Sidaa daraadeed Waxaa idin heynaa 15 jilaa bollywood-ka ka tirsan oo filimada kusoo caan baxeen sheeko ahaan laga soo min guuriyay filim kale.
Fadlan hoos kaga bogo sawirada jilaayaasha filimada kusoo caan baxeen iyo sheeko ahaan filimka laga soo min guuriyay.
- Tushar Kapoor – Mujhe Kuchh Kehna Hai – (Telugu Film Tholi Prema)
2. Shilpa Shetty – Baazigar – (British-American Film Kiss Before Dying)
3. Rimi Sen – Hungama – (Malayalam Film Poochakkoru Mookkuthi)
4. Asin – Ghajini – (Tamil Film Ghajini)
5. Athiya Shetty – Hero – (Hindi Film Hero)
6. Bhoomika Chawla – Tere Naam (Tamil film Sethu)
7. Bipasha Basu – Ajnabee (America Film Consenting Adults)
Lasoco Qeybta Labaad Maqaalkaan Xiisaha Leh…..
Be the first to comment