15 Jilaa Bollywoodka Cuddurka Kansarka Kudhacay Qaarkoodna U Geeriyooden (+Sawiro)

Xidigaha Bollywoodka ee cuddurka Kansarka kudhacay wey fara badan yihiin qaarkoodna weyb u geeriyoodeen sida Rajesh Khann, Feroz Khanna iyo kuwa kale oo badan.

Hadaba waxaan soo helnay ilaa 15 Jilaa oo cuddurka Kansarka laga helay qaarkoodna maanta aan nooleyn oo sabab ahaan ugu dhintee cuddurkaan haliska ah ee Kansarka.

Sonali Bendre iyo Irrfan Khan ayaa hader la dagaalamayaan oo cuddurkaan bilaw ku yahay waxayna kusuganyhiin London iyo New York halkaaso ay daawooyin ku qaadanayaan.

Halkaan hoose kaga bogo sawirada 15 jilaa oo caan ah oo cuddurka kansarka laga helay xiliyo kala duwan qeybtii labaad…

Lisa Ray: ugu badnaan wey ku guulestay la dagaalanka cuddurkaan

Mumtaz: Wey ka bad baaday kuna guulesatay inee jirkeeda ka saarto cuddukaan.

Feroz Khan: Wuu udhintay jilaagan cuddurkaan sanadkii 2009 isagoo 69 sano jiro.

Rajesh Khanna: 2011 ayaa laga helay cuddurkaan mudo sanad ah ayuu la dagaalamaayey balse sanadkii 2012 ayuu u geeriyoday cuddurkaan.

Aadesh Shrivastava: sanadkii 2015 ayuu u geeriyoda cuddurkan mudo dheer oo uu hayey aawged.

Lasoco qeybta udambeysa maqaalkaan…

Walal Ha Ilaawin Inaad Hal Xayeysiin Click Kusiiso Xayeysiimaha Noocyada Kala Duwan Sida Cunooyinka, Agabka Guryaha, Games Kala Duwan Sawirada Kusoo Baxaan Mid Kamid Ah Click Kusii Mahadsanid…