16-Jilaa oo Bollywod-ka caan ka ah kuwaas oo aan sameynin labo waji ama labo door hal filim

 

Sameynta labo waji ama labo door waa fikrad mudo dheer Bollywood-ka kasoo jirtay, inta badana aflaanta jilaayaasha labo waji ku jilaan waa kuwo guuleestaan oo siweyn u hirgaleen.

Qaar ka mid ah Super Star-da Hindiya ugu awooda badan taariikh ahaan ee labo waji aflaan ku mataleen sidoo kalena bandhig Classic ah la imaadeen waxaan ka xusi karnaa Dev Anad (Hum Dono), Dilip Kumar (Ram Aur Shyam), Hema Malini (Seeta Aur Geeta), Sridevi (CHaalbaaz), Amitabh Bachchan (Don), Salman Khan (Judwaa) iyo kuwo kale.

Balse waxaan idiin heynaa 17-jilaa oo Bollywood-ka caan ka ah kuwaas oo aan weli isku dayin ama calfan waayeen nasiib ahaan inay aflaanta labo waji ku matalaan ama labo door ku jilaan:

1. Preity Zinta

2. Juhi Chawla

3. Nana Patekar

4. Sonali Bendre

5. Karishma Kapoor

6. Sanjay Dutt

7. Farhan Akhtar

8. Bobby Deol

9. John Abraham

10. Emraan Hashmi

11. Vivek Oberio

12. Ranbir Kapoor

13. Ranveer Singh

14. Katrina Kaif

15. Irfan Khan

16. Kareena Kapoor Khan

Hadaba Aqriste 16-jilaa ee sare ku xusan midkee jeclaan laheyd inaad ku aragtid asigoo sameenayo waxa loo yaqaan Double Role ama labo waji…..

5 Comments

Comments are closed.