16 Xidig Oo Caan Ah Kuwaaso Qaliin Wajiga Ah Mareen Dibna Oga Shalaayen Qeybtii 2aad Anushka Ayaa Ku Arkeysaa (+Sawiro)

Wajiga waa meesha qofka in badan ka fikiro waana xubinta ugu muhiimsan jirka xaga quruxda marka la joogo sidaa awged ayuuna qof marwalba muraayad u isticmaala uguna fikiraa inuu wajigiisa qurux badnaado.

Hadaba waxaa jiraa xidigo ayaga wajigooda qurux inee u helaan awged wajiga qaliin u mareen si uu u qurux badnaado balse markii dambe ka qoomameyeen.

Xidigahaas waxay isugu jiraan kuwa shirkado kala duwan ka kala shaqeyaan iyo kuwa Tvyada  ka shaqeyaaanba.

Halkaan Hoose Kaga Bogo Xidigaha Caanka Ah Ee Wajigooda Qaliin Ku Sameyeen:

Jocelyn Wildenstein:

Waa haweyney caan ka ah America waxaana loo yaqaana Catwoman waxay qaliin kusameysay wajigeeda oo markii hore qurux badnaa balse markii dambe foolxumo isku bedelay aadna oga qoomameysay.

Sharon Osbourn:

Sharon Osbourn

Waa haweyney UK kasoo jeeda Tv yadana ka shaqeysa caana ka ah waxayna soo gashay liiska dadka caanka ah ee is bedelka isku sameyeen.

Haweyney daan kaliya timaheeda ayee is bedel kusameysay maadama sidii ay ahaayen ay ka bedeshay waxaana sawirka dambe ka arkeysaa timaheeda o qaab buni buni kalar ahaan ah.

Minissha Lamba:

Minissha Lamba

Minissha waa atirisho Bollywoodka ka shaqeysa waxayna ka soo muuqatay filmka Bachna Ae Haseeno hadaa daawatay.

Gabadhaan ayaa sankeda qaliin kusameysay dadkii oodhana ay ka naxeen sida quruxda badan ee ay sankeeda u bedeshay xaqiiq ahaan markaan dambe ayeeba qurux badantahay ayaa la is dhihi karaa.

Anushka Sharma:

Anushka Sharma

Yaanan aqoon u laheen Anushka Sharma waa atirisho caan ah oo Bollywoodka ka xamaalata, xidigtaan quruxda badan markii ay filmka Rab Ne Bana Di Jodi sameynesay qof walba ayee qalbiga ka xaday.

Balse waxaa la is weydinayey Anushka dhanka wajiga maxaa is bedel oga dhacay aflaamti dambe waana suaasha qof walba is weydinayey, akhriste jawaabta ayaa ah in Anushka bishimaheda qaliin kusameysay si ay doorarka aflaamteda oga dhabeyso.

Anushka ayaa goaansatayin bishimaheda qaliin kusameyso kadibna waxay is dhahday hadaad sida yeesho waad qurux badnaane adiga uun ka jawaab akhriste miyee ku qurux badnaatay sidaa.

Mickey Rourke:

Mickey Rourke

Atoorahan waa Hollywood wuxuu is lahaa haaa sankada qaliin kusameyso waad qurux badnaane balse hadeer ayuuba kasii daray waayo aadbu oga qoomameyay falkii uusameyay.

 

Lasoco Qeybta Sedexaad Maqaalka Xiisaha Leh: