19 Years of Badal: Maanta oo kale Bobby Deol waxaa HIT u noqday filimka Badal

Waxaa maanta oo kale la daawaday Bobby Deol filmkisa Hit-ka weyn noqday ee Badal kaaso markii dambe soomalida Badal magac ahaan atoorahn ugu bixiday madaama filimkiisii kowaad Barsaat isla Badal loogu yeeray.

Badal waa mashruuc guul lixaad leh gaaray waxaana hogaamiyaal ka ahaayeen Bobby Deol, Rani Mukerji, Amrish Puri halka ay doorar muhiim ah ku lahaayen Johnny Lever iyo xidigo kale oo caan ah.

Maanta oo kale 11 Febraayo sanadkii 2000 ayaa la daawaday filimka Badal  oo noqday mashruuc guulestay hadaba sida filimkan Hit ku noqday iyo macluumaadkiisa dhameestiran fadlan hoos kaga bogo:

Director: Raj Kanwar

Tiyaatarada laga daawaday: 310

Maalinta kowaad lacagta uu keenay: 1.18 Crore

Sedexdiisa maalmood ee ugu horeyso lacagaha uu keenay:  3.38 Crore

Todobaadkiisa kowaad lacagaha uu keenay: 6.16 Crore

Lacagaha lagu qarash gareeyay – 10 Crore

Lacagaha nadiifka ah ee uu keenay – 15.38 Crore

Lacagtaan hadii sicirka maanta lagu jaan gooyo – 112.07 crore

Lacagaha uu keenay canshuurta ka hor – 26.22 crore

Lacagaha uu suuqyada caalamka ka keenay – $160k

Tirada tikit u goosatay – 11-malyan 654,000 oo qof

Lacagaha kooxda cajaladaha Qeybiyeen ku iibsadeen – Xogtaas Ma Heli Karno

Lacagaha kooxda cajaladaha qeybiyeen heleen – 8.61 Crore

Natiijadiisa: Hit

Qiimeynta IMDB Rating – 4.9/10 (1,054 qof ayaa u codeesay inuu filim wanaagsan yahay)

F-G: Fadlan walaal xayeysiimaha web-ka Filimside Click kusii hal mar oo kaliya xayeysiinta ka muuqato qoraalka aad aqrisaneysid.

Xitaa haddii qoraalka uusan ku xiiso galineyn fadlan xayeysiinta Click noogu sii midaas ayaa muhiim noo ah anagana abaal ayaan kaaga heynaa.

Warbixin walbo xayeysiin ayay wadaata nagu caawi xayeysiimaha kala duwan inaad halmar Click ku siisid

Fadlan shabakada Filimside Rukumo si Warbixin walbo aan soo daabacno Notification ahaan kuugu soo dhaco.

Mahad sanidiin.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*