Home Nolosha Jilayaasha 20-ka Atirisho 90-maadkii Bollywoodka Caanka Ka Ahaayen Maantana Magacooda Xita La Ilaaway...

20-ka Atirisho 90-maadkii Bollywoodka Caanka Ka Ahaayen Maantana Magacooda Xita La Ilaaway (+Sawiro)

Kaliya atoorayaal ma ahan waxa 90-kii soo caan baxeen hadana la ilaaway ee waxaa jiraan atirishooyin badan oo Bollywoodka soo mareen tobankaas sano hadana darajada Star-nimo aanan gaarin oo film gadi waayen si deg deg ahna calankooda ku dhacay.

Wey badan yihiin atirishooyinkan balse waxaan kasoo qaadanaya 20-kooda ugu caansan ayaga dhexdooda  dadkana inta badan waji ahaan aqoonsan karaan.

Halkaan hoose kaga bogo 20-ka atirisho la isla hilmaamay ee 90-maadkii caanka ahaayen filmadana kasoo muuqan jireen.

Shilpa Shirodkar:

20 Bollywood actresses from the 1990s who failed to make it big

Atirishadan waxay sameesay filmo badan balse filmadeeda badankooda wey ka qasaareen waxaa kamid ah aflaamta ay kasoo muuqatay Hum, Trinetra,Kishen Kanhaiya iyo kuwa kale marki dambe sanadkii 2000 ayee guursatay London ayeena degtay mudo kadibna Tv-yada ayee ka shaqo bilawday.

Anu Aggarwal:

20 Bollywood actresses from the 1990s who failed to make it big

Filmka ugu weyn ee lagu xasuusan doono waa filmkii Aashiqui ee la daawaday sanadkii 1990 sido kalena guusha weyn gaaray calaneeda ayaa dhacay weyna isaga fariisatay film jilista markii dambe sanadkii 2015 ayee qortay buug ay nolosheeda oga hadleyso .

Kimi Katkar:

20 Bollywood actresses from the 1990s who failed to make it big

Amitabh Bachchan ayee atirisho u noqotay filmkii Hum waana mashruuceda ugu caansan wax badan Bollywoodka maba kusii jirin atirishadan sababto ah Flop ayee noqotay wey guursatay Australia ayeena dagtay..

Farah Naaz:

20 Bollywood actresses from the 1990s who failed to make it big

Farah Naaz waa atirisho la dhalatay Tabu sido kalena ka weyn waxay lasoo shaqeysay atoorayaal caan ah sida Aamir Khan, Sunny Deol, Jackie Shroff, Anil Kapoor iyo kuwa kale balse wax aqoonsi ah ma aysan helin weyna isaga fariisatay Fanka markale ayee sanakdii 2004 kasoo muuqatay filmkii Hulchul hadana waxba iskama bedelin.

Mamta Kulkarni:

20 Bollywood actresses from the 1990s who failed to make it big

Mamta atirisho weyn ayee ahed aqoonsi wacana heshay 90-maadkii balse waxa dilay xidigtaan ayaa ahed inee fariimo qaldan sameen jirtay ayadoo jilayaasha waa weyn la shaqeentoda ka leexatay.

Mamta aqoonsigii ay 90-maadkii heshay ayada ayaa iska lumisay filmadeeda oo guuldaro u bateen iyo shaqadeeda oo yareed marki dambena weyba ka fariisatay film jilista ayada iyo seygeedana waxaaba lagu qabtay daroogo.

Lasoco Qeybta XIgta Maqaalka Xiisaha Leh:

Walal Ha Ilaawin Inaad Hal Xayeysiin ku dhufo Xayeysiimaha Noocyada Kala Duwan Sida Cunooyinka, Agabka Guryaha, Games Kala Duwan Sawirada Kusoo Baxaan Mid Kamid Ah ku dhufo Mahadsanid…




WARARKA UGU DANBEEYAY

Wararkii ugu dambeeyay Koonfur Hindiya: Tamil, Telugu, Malayalam iyo Kannada maxaa ka jiro

  Maalin wanaagsan dhamaan aqristayaasha shabakada Filimside ku xiran kuna soo dhawaadao barnaamijkeena aan idin kula wadaagno warbixino kooban oo ku saab saabsan dhanka fanka...

Ahan Shetty iyo Tara Sutaria filimkooda Tadap oo dib u dhac ku yimid duubistiisa

  Ruug cadaa Suniel Shetty wiilkiisa Ahan Shetty waxaa lagu soo caan bixinaa filimka Telugu ah ee Blockbuster-ka weyn noqday RX 100 oo loo bixiyay...

Rasmi: Filimka The Lion King iyo Isniintiisa kowaad ganacsiga weyn uu sameeyay

  Filimka Hollywood-ka ah The Lion King ayaa hoos u dhac 30% sameeyay Isniintiisa kowaad ganacsi ahaan marka lala bar bar dhigo Jimcadiisii kowaad lacagaha...

Rasmi: Filimka Super 30 iyo ganacsiga adag uu sameeyay Isniintiisa labaad

  Superstar Hrithik Roshan filimkiisa Super 30 ayaa ganacsi adag sameeyay Isniintiisa labaad wuxuuna keenay 3 Crore ($434k) waxayna ka dhigan tahay mudo 11-maalmood ah inu soo...