20 Years of Daag – The Fire: Sanjay Dutt Iyo Chandrachur Singh Filmka Ku Xifaaltamen Daag Iyo Sida Uu Hit Ku noqday

Daag-The Fire waxaa hogaamiyaal ka ahaayen Chandrachur Singh, Sanjay Dutt iyo Mahima Chaudhry oo labo waji ku jileysay waxuuna noqday film Hit ah oo aad loo wada jeclaado.

Maanta oo kale 19 Febraayo sanadkii 1999 ayaa la daawaday filimka Daag-The Fire oo noqday mashruuc guulestay hadaba sida filimkan Hit ku noqday iyo macluumaadkiisa dhameestiran fadlan hoos kaga bogo:

Director: Raj Kanwar

Tiyaatarada laga daawaday: 210

Maalinta kowaad lacagta uu keenay: 85 Lakh

Sedexdiisa maalmood ee ugu horeyso lacagaha uu keenay:  2.38 Crore

Todobaadkiisa kowaad lacagaha uu keenay: 4.22 Crore

Lacagaha lagu qarash gareeyay – 6.75 Crore

Lacagaha nadiifka ah ee uu keenay – 11.45 Crore

Lacagtaan hadii sicirka maanta lagu jaan gooyo – 95.74 crore

Lacagaha uu keenay canshuurta ka hor – 19.69 crore

Lacagaha uu suuqyada caalamka ka keenay – $140k

Tirada tikit u goosatay –  9-malyan 574,000 oo qof

Lacagaha kooxda cajaladaha Qeybiyeen ku iibsadeen – Xogtaas Ma Heli Karno

Lacagaha kooxda cajaladaha qeybiyeen ka  heleen – 6.39 Crore

Natiijadiisa: Hit

Qiimeynta IMDB Rating – 4.8/10 (‎574 qof ayaa u codeesay inuu filim wanaagsan yahay)

F-G: Fadlan walaal xayeysiimaha web-ka Filimside Click kusii hal mar oo kaliya xayeysiinta ka muuqato qoraalka aad aqrisaneysid.

Xitaa haddii qoraalka uusan ku xiiso galineyn fadlan xayeysiinta Click noogu sii midaas ayaa muhiim noo ah anagana abaal ayaan kaaga heynaa.

Warbixin walbo xayeysiin ayay wadaata nagu caawi xayeysiimaha kala duwan inaad halmar Click ku siisid

Fadlan shabakada Filimside Rukumo si Warbixin walbo aan soo daabacno Notification ahaan kuugu soo dhaco.

Mahad sanidiin.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*