Home » 2018 » May

Sadaashii filimka Baaghi 2 Iyo Saaxiibada Saxeen Ama Ku Guuleesteen Aan Isla Ogaano

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Tiger Shroff filimkiisii Baaghi 2 waxaa tiyaatarada la saaray 30-kii Maarso 2018, haatana filimkan gabi ahaanba tiyaatarada wuu isaga dagay. Baaghi 2 ganacsiga uu sameeyay maalintiisa kowaad, sedexda maalmood ee ugu horeyso, todobaadkiisa kowaad iyo cimri ahaantiisa hoos kaga bogo sida shabakada BOI aan kasoo xiganay: Maalinta kowaad – 25…

Xaqiiqooyin U Gaar Ah Filmka Blockbuster-ka Noqday Yeh Jawaani Hai Deewani!!

Xaqiiqooyin U Gaar Ah Filmka Blockbuster-ka Noqday Yeh Jawaani Hai Deewani!!

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Yeh Jawaani Hai Deewani waa mashruuc weyn oo ay hogaamiyaal ka ahaayen Ranbir Kapoor iyo Deepika Padukone waana Big Hit noqday. Waxaana la daawaday maanta oo kale ayadoo uu Director ka ahaa Ayan Mukerji, hadaba halkaan hoose kaga bogo xaqiiqooyin u gaar ah filmkaan… Xaqiiqada 1aad: Filmkaan waxaa wada jilayaan…

La tartan Filimside Sadaal ka bixi filimka Veere Di Wedding maalinta 1-aad, 3-maalmood ee ugu horeyso, todobaadka 1-aad & cimri ahaantiisa ganacsiga uu sameyn karo

La tartan Filimside Sadaal ka bixi filimka Veere Di Wedding maalinta 1-aad, 3-maalmood ee ugu horeyso, todobaadka 1-aad & cimri ahaantiisa ganacsiga uu sameyn karo

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Kareena Kapoor Khan iyo Sonam Kapoor waxaa tiyaatarada loo saarayaa maalinta Jimcada ah berito (1 June 2018) filimka lagu magacaabo Veere Di Wedding waana filim jaceyl iyo shactiro isku jiro reer magaalkana loogu tala galay. Jilaayaasha filimka Veere Di Wedding:  Kareena Kapoor Khan, Sonam Kapoor, Swara Bhasker iyo Shikha Talsania Director: Shashanka Ghosh Producer:  Rhea Kapoor, Nikhil…

Karan Johar Oo U Dabaal Dagaya Yeh Jawaani Hai Deewani Oo Shan Sano jirsaday!!

Karan Johar Oo U Dabaal Dagaya Yeh Jawaani Hai Deewani Oo Shan Sano jirsaday!!

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Yeh Jawaani Hai Deewani waa mashruuc weyn oo ay hogaamiyaal ka ahaayen Ranbir Kapoor iyo Deepika Padukone waana Big Hit noqday. Maanta oo kale 31 May sanadkii 2013 ayaa la daawaday mashruucan hirgalay waxaana qarash gareye ka ahaa Karan Johar ayadoo Deepika markii labaad shaashada kala soo muuqatay filmkkaan Ranbir…

Filmka Yeh Jawaani Hai Deewani Iyo Sida Uu Blockbuster Ku Noqday!!

Filmka Yeh Jawaani Hai Deewani Iyo Sida Uu Blockbuster Ku Noqday!!

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Yeh Jawaani Hai Deewani waxaa wada jileen Ranbir Kapoor, Deepika Padukone, Aditya Roy Kapur, Kunal Kapoor iyo kuwa kale waana film Blockbuster weyn noqday. Maanta oo kale 31 May sanadkii 2013 ayaa la daawaday filmka Yeh Jawaani Hai Deewani oo noqday mashruuc guulestay hadaba sida filmkaan Blockbuster ku noqday iyo…

Goorme La Daawan Doona Fanne Khan Filmkeese Isku Dhici Doonan!!

Goorme La Daawan Doona Fanne Khan Filmkeese Isku Dhici Doonan!!

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Fanne Khan waxaa hogaamiyaal ka ah Aishwarya Rai, Rajkumar Rao iyo Anil Kapoor waana mashruuc la wada sugaayo sanadkaan maadama Aish dib ugu soo laaban doonto kadib Ae Dil Hai Mushkil. Rajkumar Rao ayaa mashruuca ku jilaayo ninka qaba Aishwarya waana door uu jilaagan aad oga cabsaday marar badana uu…

Kriti Sanon Oo Wax Ka Duubeysa Hees Kamid Ah Filmka Kalank Varun Dhawan Iyo Aditya Ayaa La Jili Doonan Heeskan!!

Kriti Sanon Oo Wax Ka Duubeysa Hees Kamid Ah Filmka Kalank Varun Dhawan Iyo Aditya Ayaa La Jili Doonan Heeskan!!

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Abhishek Varman iyo Karan Johar filmkooda Kalank waa mid kamid ah aflaamta sanadka dambe ugu waa weyn ee ay Bollywoodka sameyn doonan maadama mashruuc weyn yahy jilayaal waaweyna la isugu keenay. Filmka waxaa wada jilaayan Varun Dhawan, Alia Bhatt, Sanjay Dutt, Madhuri Dixit, Aditya Roy Kapur iyo Sonakshi Sinha balse…

Akshay Kumar Iyo John Abraham Oo Ka Hadleen Khilaafkii La Sheegay Inuu Dhexmaray iyo Halka Uu Maraayo Dagaalkoda!!

Akshay Kumar Iyo John Abraham Oo Ka Hadleen Khilaafkii La Sheegay Inuu Dhexmaray iyo Halka Uu Maraayo Dagaalkoda!!

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Waxaan idiin la wadaagnay in xidigaha Akshay Kumar iyo John Abraham dhexmaray khilaaf kadib markii Akki ka baxay garabka John maadama uu caawin waayey John oo u dagaalamaya inuu soo dhacsado filmkiisa Parmanu. Hadaba hadalkaas saxaafada iyo dadkii soo gud biyay ayaa baraha bulshada shalay ilaa maanta ku faafinaayen midaasna…

Manisha Koirala Oo Dib U Xasuusatay Xiligii SRK Ay La Duubeysay Filmk Dil Se..

Manisha Koirala Oo Dib U Xasuusatay Xiligii SRK Ay La Duubeysay Filmk Dil Se..

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Dil Se waa film jaceyl ah oo la daawaday sanadkii 1998 waana mashruuc ay kusoo caan baxday atirishada Preity Zinta sido kalena ay wax ka jileen Manisha Koirala iyo Shah Rukh Khan. Hadaba Manisha ayaa maanta baraha bulshada ku xustay xiligii wacnaa ay la duubeysay SRK filmkaan waxayna kusoo qortay…

Zaheer Aqbal, Soorej Pancholi, Aayush Sharma Iyo Shaqsiyaadka Salman Khan Soo Caanbixiyay!!

Zaheer Aqbal, Soorej Pancholi, Aayush Sharma Iyo Shaqsiyaadka Salman Khan Soo Caanbixiyay!!

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Mega Star Salman Khan ayaa soo caan bixin doono atoore cusub oo Bollywoodk soo galaayo waana shaqsi saaxiib dhow la ah Salman Khan mudona aqoon isku leh. Salman ayaa maanta ku dhawaaqay inuu Zaheer soo caan bixin doono waliba film u maalgalinaayo filmkaan waxaa Director ka noqon doono Nitin Kakkar…

Page 1 of 79123Next ›Last »