4 Qof Oo Ka Mid Ah Shaqsiyaadka Ugu Caansan Dalka India Kuwaaso Jaceylka Daran Ee Loo Qabo Darteeda Loo Sameeyay Sanamo Guryaha La Dhigto

Ilaa maanta, waxaannu maqalnay sheekooyin badan kuwaaso qaarkood naxdin ah  oo ku saabsan sida taageerida waxaa h
dhawr jeer dhacday in taageere uu sameeyo ficilo halis ku ah noloshiisa isagoo kaliya doonaya inuu muujiyo taageerimadiisa

waxaa sidoo kale la arkay taageere qoyskiisa u bur-burinaya shaqsiga uu taageerada dhabta u haayo midaaso isaga ka dhigta mid waayay waxyaabihii uu haystay haddaba dalka india oo ka mid ah dalalka sida weyn loogu tix-geliyo taageernimada ayaa waxa laga soo sheegaya inay 5 shaqsiyaad oo ka mid ah dadka ugu caansan dalkaas in jaceyl loo qabo darteeda laga sameeyay sanamo kuwaaso guryaha la dhigto

1. amithab bachachan

Rug-cadaaga bollywoodka Amitabh Bachchan ayaa sidoo kale waxaa loo yaqaan Shenshah of Bollywood ayaa ku guuleystay inuu dago quluubta malaayiin oo qofood isagoo ah xidig leh uu  jilitaanka cajiib ah.

iyadoo taageerayaasha aktarkan uu leeyahay ay xilli waxa ay muujiyaaan sida ay isaga u tagaaeraan iyagoo xitaa amithab bachachan u dhisay macbudka ah oo magiciisa ah waxaana  sanamkan laga iibiya goob ka mid ah magaalada  Kolkata.

2. Narendra Modi

Shaki kuma jiro in Ra’iisul Wasaare Mr. Modi uu yahay shaqsiga ugu caansan dalka india xiligan isagoo leh taageerayaal fara badan maadamaa dalka india uu gaarsiiyay heer aysan weligayd gaarin waxaana dadweynaha india ninkan ay u qaaday  jaceyl iyadoo dadka daga magaalada Gujarat  ay u dhisayn sanam kaaso ay soo booqdaan maalin walba

3. Rajinikanth

Rajnikanth waa xiddig si weyn looga yaqaano dunida dacaladeeda maadaama xidigan uu yahay mid ku caan baxay jeestada taaso uu kusoo jiitay dad fara badan aktarkan ayaa waxa uu leeyahay taageero fara badan kuwaaso xag jir u ah

iyagoo u sameeyeen sanam kaaso ay soo Booqdaan maalin walba waxaana sanamkaas maalin walba ku kor daadiyaan caano fara badan laga dhisay magaalada  Kolar, Karnataka.

4.. Sonia Gabdhi

Sonia Gandhi waxa ay xubin kasoo noqotay India National Congress sidoo kale sonia waxaa sanam loogu dhisay magaaladaTelangana iyadoo taaladan ay u dhisayn by mid ka mid ah xubnihii hore ee xisbigeeda

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*