5 Aflaam Kuwaaso Laga Ganaaxay In Laga Daawado Tiyaatarada Gudaha Hindiya Laakiin Hadda Aad Ka Daawan Karto Barta YouTube Ka

waxa jira directero sameeya filimada muranka iyo dooda dhaliya kuwaaso aflaamtooda badanaa laga ganaaxo inay daawadaan bulshada madaama ay saameyn karto dhalin-yarada iyo caruurya maanta waxan ku haya aflaamo la ganaaxay kuwaaso dib dambe la saarayn tiyaataro

dhamaantood waxa ay u siman yihiin in aflaamta marka hore loo bandhigo gudiga filimada feef-reebaan kuwaaso go’aamiyaan haddii filimkan daawan karaan bulshada iyo shahaadad u u qalmo

1. unfreedom

filimkan gabi-ahaanba waa mid aan laga daawan karin tiyaatarada madaama uu yahay filim ay ka buuxaan muuqaalo raaxo ah taaso qasabtay inan laga daawanin tiyaatarada waxaana hadda laga daawan karaa barta YouTube ka

2. sins


filimkan waxaa la sameeyey sanadkii 2005 waana filim xiligaas abuuray muran weyn taaso magaalooyin badan ay codsadayn inana la daawan madaama uu saameyn ku yeelan karo bulshada waxaana uu ka hadlay nin baadari ah kaaso aqbalaya inuu la raaxeysto gabar yar

3. kamasutra

filimkan waxa muuqaldiisa ay tahay mid u badan dareemo waxaana jilaayaal ka ah rekha indira verma naveen anderws

kama sutra waa filim india kaaso uu ku dhacay ganaax ah inan dib loo daawan sababo la xariira fariinta uu filimkaas uu sito taaso ku ah mid dareen ahaan iyo saameyn ahaan aan u fiicneyn bulshada waa mid aflaam noocaan oo kale looga bartay inay sameey reer galbeed mana noqon kara filim isk caadi ah oo bulshada daawata

4. paanch

filimkan waxaa la sameeyay sanadkii 2003 waxaana soo saare ka ah anurag kashyap filimkan waxa uu ka hadlaya sida dhalin-yarada ay u bartayn balwadaha kala duwan sida daroogada filimkan waxaa ganaaxay gudiga filimada faaf reebaan

5. URf Professor

 

filimkan waxaa jilaayaal ka ah sharman joshi manoj pahwa iyo antra mali waxaana director ka ah ninkan lagu magacaabo pankaj advani filimkan waxaa tiyaatarada ka ganaaxay gudiga filimada faaf reebaan