5 Agab Ee Ugu Qaalisan Uu Haysto Aktarka Sanjay Dutt

sanjay dutt kaliya maahan aktar aad ku xasuusataan aflaamta kala ah khalnayak vaastav munna bhai films waa aktar soo qaatay waayo wacan sidoo kale dhawaan waxaa filim laga sameeyay noloshiisa kaaso hogmaaiye ka yahay aktarka ranbir Kapoor

sanjay waa aktar haysto hanti fara badan sanjay hantida uu haysto waxa lagu tilmaama inay la ek tahay 141 Crore isagoo sanad walba aktarka faa’ido ahaaan usoo gasho lacag dhan 11 Crore waana qiimo sare

isagoo dhawaan sameeyay dhawr mashruuc xiliigiisa dahabiga ahaa aktarkan maanta waxaan ku hayaa 5 agab qaali ah oo isugu jiraan baabuur guryo iyo agabyo kale uu leeyahay aktarkan sanjay dutt oo aadan aamineyn

fadlan hoog ka eeg qiimaha agabyadaas

1. Rolex leopard Daytona – Rs 33 Lakh

2. Ducati Multistrada – Rs  20 Lakh

3. Ferrari 599 GTP  –  Rs 2.56 Crore

4. Rolls Royce Ghost – Rs 3.5 Crore

5. guri ku yaala xaafada bandra magaalada mumbai – 30 Crore

dhanka shaqada sanjay dutt ayaa waxa uu ak shaqeenaya filimka kalanka kalanka oo uu soo saaraha ka yahay karan johar waxaana qayb kala ah akatarada mandhuri dixit alia bhatt varun dhawan sonakshi sinha aditya roy kapur

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*