5 Aktar Oo Caan Iyo 5 Filim Ee Ugu Bandhiga Xumaa Oo Ay Sameeyeen

shirkada bollywoodka waa mid caalami ah marka laga hadlaayo sameynta aflaamo madadaalo leh iyo shactiro leh

waxaan bollywoodka soo maray aktaro maqaam weyn leh iyadoo aflaamta madadaalada ay yihiin kuwa leh saameyn weyn

taaso hindiya kaliya maahan xitaa waxa si weyn usoo dhaweeya dadka ku nool soomaaliya aflaamta leh fariimaha madadaalada waxa saldhig u ah heeso shidan iyo dance heer sare ah

iyadoo aktarada caan ka ah looga bartay madadaalo joogta ah iyo bandhig wanaagsan kuwaaso dadka kusoo jiita inay filimkaas mar walba daawadaan

laakiin maanta waxan ku hayaa 5 aktar oo caan ah oo xliligan ka mid ah kuwa ugu awoodda badan laakiin waxan ku haya 5 filim ee ugu bandhiga xumaa oo ay sameeyeen waana la yaabi doonta in aflaamtaas iyaga sameeyeen qaarkoodna waxaa laga yaaba inaadan weli daawan

1. ranbir Kapoor  – besharam

2. kareenakapoor  – khushi

3. priyanka chopra  – love story 2050

4. hrithik roshan  – main prem ki deewani hoon

5. shah Rukh Khan – trimutri