5 Musalsal Loogu Daawasho Badan Yahay Gudaha Hindiya

dalka india waa dal ka duwan dalal kale ee caalamka iyadoo marka ay timaado madadaalo waa dalka kaliya kaaso madadaaliya dadyow fara badan oo ku nool adduunka dacaladiisa

TV-yada caanka ah ee Hindiya laga leeyahay waxay caalamka isku bareen soo bandhigida Show ama musal salo aan laga xiiso dhigeyn ayagoo macaamiil fara badan ku yeesheen Gulf-ka ama Khaleej-ka, Waqooyiga iyo Bariga Afrika

xitaa soomaalida ayaa waxa ay aad u daawataa musalsalada hindiya iyagoo ku xiran habeen walba waxaan maanta ku hayaa 5 musalsal loogu daawasho badan yahay iyadoo qiimayntaan la sameeyo todobaad iyo bil walba iyadookaalinta kowaad uu ku jiro musal salka hirgalay Naagin 3 oo kaalinta kowaad kaga jiro 5 musasal loogu jecel yahay dalka india

1. naagin 3

kani waa musalsal ay ku waashayn dad badan waxaana hadda tv-yada laga daawadaa qaybtiisa sadexaad ka dib markii la bilaabay daawashada qaybtan sadexaad ayaa waxa uu noqday kan loogu jecel yahay dhamaan inta musalsal laga daawado tv-yada waxaana xalqo walba daawata dad gaaraya 9.4 shaqsi

2. kundali bhagya

kundali bhagya waxa booskan kala baxay musasalka caanka ah kum kum bhagya waana kuwa sheeko ahaan iska ag-dhow waxaana labadooda laga daawadaa zee tv iyadoo musalsalkan halkiisa xalqo ay daawadaan 7.3 million shaqsi

3. kumkum bhagya

kani waa mid ka mid musalsalada ugu caansan kuwaaso ay xiiseeyaan qoysaska dalka india waxaana musalsalkan uu haystaa dad si weyn u jecel iyadoo halkii xalqo musalsalkan ay daawadaan 6.6 million oo shaqsi

4. yeh rishta kya kehlata hai

yeh rishta kya kehlata hai waa musasalka ugu waqtiga dheer musalsalada hadda la daawado waxaa laga daawadaa tv-ga star plus weli waa musalsal la jecel yahay maadamaa halkiisa xaqlo ay daawato dad fara badan oo gaarayaan 6.1

5. radha krishna 

kani waa musalsal cusub waxaana laga daawada channelka star bharat waxa uuna isla markiiba u sameeyay bandhig weyn madaama ay si weyn dadka kaga helayn waxaana halkiisa xaqlo daawataa 5.5 million oo shaqsi