5 Sawir Oo Cadeyn U Ah In Ranveer Singh Yahay Hogaamiyaha Dhanka Fashion-ka Ee Bollywoodka (+Sawiro)

 

Ranveer Singh waxaa lagu tilmaama oo ay saxaafada hadal qabsi oga dhigata ninka ugu tamarta badan Bollywoodka.

Waa atoore aad iyo aad u kaftan badan aad iyo aadna u fud fudud, sido kale waxaa daaha saarnen inuu kamid yahay xidigaha ugu Style-ka wanaagsan ee ay Bollywoodka heystaan.

Had iyo jeer xidigaan hadii uu xaflad joogo iyo hadii Mumbai iska dhex socdaba waa mid labiskiisa amaan lagala dul dhaco waayo maalin walba Fashion cusub ayuu la yimaada waana mida sababtay in hadeer saxaafada u dhahaan hogaamiyaha dhanka Fashionka ee Bollywoodka heystaan.

Ranveer waxaa tiyaatarada u saaran filmkiisa Padmaavat oo maanta tiyaatarada la saaray waxaana lagu kalsoonyaha inuu ganacsi wacan sameyo maadama saak xili hore si wanaasgan uu ku furmay.

Fadlan Halkaan Hoose Kaga Bogo 5 Sawir Oo Kala Duwan Kuwaaso Ramveer Fashion Kala Nooc Ah Kusoo Bandhigay….

Ranveer1

Ranveer2

Ranveer3

Ranveer4

Ranveer5