5-tan Iyagoo Uur Leh Ayay Shaqadooda Duubista Iska Watayn

inad noqoto hooyo waa xaalad u gaar ah dumarka taaso ay dareemaayaan dareen qaas ah oo raga aysan dareemi karin waxaana laga maarmaan ah in naagta marka ay uur leedahay in si weyn loogu fikiro caafimaadkayda iyo iyadoo mar walba lala garab-taagnaado marka xaalada deg-deg ah gasho waana laga maarmaan laakiin 5 atariisho oo aan qoraalkayna kusoo qaadanayno iyagoo uur leh ayay aadayeen shaqo duubis su’aal yaa ka mid ah atariishooyinkaas

1. kareena kapoor

tani waxa ay hooyo u tahay wiilka haysta baraha bulshada ee taimur kareena ayaa uur lahayd xiligii ay bilaabaysay duubista filimka veere de wedding iyadoo dadka ay kula talinaayeen inay iska joojiso jilista aflaamta laakiin kareena dhaq-jalaq uma siin hadaladaas

2. kajol

intii lagu guda jiray duubista filimka we are family kajol waxa ay lahayd uur wiilkeeda yug iyadoo xitaa ku adkaatay inau dhamaystirto filimka iskaba daay inay xayeesiin u sameeso

3. juhi chawla

juhi waxa ay ka mid tahay atariishooyinka iska watayn Shaqadooda iyagoo uur leh iyadoo midaasna caqabo kuma noqon sida marka ay duubaysay filimka one 2 ka 4 iyadoo xiligaa lahayd uurka gabadheeda jahnvi mehta

4. jaya Bachchan

tani waa xaaska u dhaxda halyeeyga bollywoodka ninka lagu magacaabo amithab bachachan jaya ayaa uur lahayd goortii ay duubaysay filimka sholay waxaana ay lahayd ururka aktarka abishek Bachchan

5. sridevi

sridevi iyadoo leh uurka jahnvi kapoor ayay duubis ku waday filimka judaai waana gabadheeda curuda