5 Xaqiiqooyin Oo Ku Saabsan Aktarka Ajay Devgan Oo Aadan Hore U Ogeyn

 

super star ajay devgn magaciisa dhabta ah vishal devgn wuxuuna la mid yahay sidw aktarada shah rukh khan , salman khan, aamir khan iyo akshay kumar kuwaas oo 25-kii sano ee ugu dambeesay bollywood-ka awood joogto ah ku lahaa.

ajay devgn sanadii 1991 ayuu fanka hindiya ku soo biiray wuxuuna kusoo caan baxay filimkii Super Hit-ka weyn noqday Phool Aur Kaante wixii markaas ka dambeeyay dadaal ma uusan soo fiirinin.

laakiin waxa jira xaqiiqooyin u gaar ah aktarkan iyadoo kaliya dadka ay si weyn u garanayaan marka uu shaashada horteeda joogo laakiin waxaa jira arrimo kale oo aktarkan u qarsoon

1.  ajay devgan iyo raveena tandon

ajay devgan waxa uu xariir la jaceyl la sameeyay atariishada raveena tandon iyadoo ahayd xaaladaas midkii loogu hadal-haynta badnaa 90s iyadoo labadan lamaane xariirkooda u socday muddo iyagoo si weyn isugu soo dhawaadayn waxaana midaas u sabab ahaa inay marar badan ay shaqo dhex-martay laakiin waxaa xariirkooda soo gaba-gabeeyay atariishada karishma kapoor oo ajay devgan kala wareegtay raveena tandon

2. ajay devgan iyo karishma kapoor

Karisma Kapoor iyo Ajay Devgan bilawgii 90-kii aad ayaa loo jeclaa filmadooda iyo waliba isla jirkooda waana la isku xaman jiray in uu xiriir hoose ka dhaxeeyo xidigahan.

Waxay wada sameeyen aflaam dhowr ah sida Jigar, Shakti Man, Suhag iyo kuwa kale waana shaqsiyaad guusha usaaxiibka ahaa sanadkii 1993 ayee Karisma fagaaro banaanka ah xili wareysi lala yeelanaayey ka cadeesay wixii run ah iyo wixii been ah xanta ku aadan inee xiriir la leedahay Ajay.

waxaana ay ka mid aheeyeen lamaanayaasha ugu caansnana 90s iyagoo xitaa ku dhawaaday inay is-guursadaan hadii ajay devgan uusan jaceyl waali ah u qaadi lahayn atariishada kajol

3. xiligii uu qal-qal galay xariirka isaga iyo kajol

ajay devgan iyo kajol waa lamaanayaashan ka mid ah kuwa lagu tiriyo inay yihiin lamaanayaasha ku guuleystay xariirkooda inuu muddo badan ay wada noolaadaan laakiin sida lasoo wararka qaar lagu sheegay ajay devgan Ayaa waxa soo wajahday dhibaato dhanka xariirka xaaskiisa kajol ka dib marka uu xariir la sameeyay atariishada kangana ranaut ajay ayaa xariir qarsoodi la lahaa kangana muddo badan laakiin ajay ayaa kanagana u jaray xariirka maadaama u ka cabsaday inuu xariikaas dhibaateeyo qosykiisa oo jawi dagan ku jirayn

4. ajay waxa uu xabsi galay labo jeer


Haa waa sax ajay waxaa weliba  xabsiga la  dhigay labo jeer isagoo ahaa wiil dhib badan oo dagaalka ka horeeyo sidoo kalena madax adag.

Xitaa mar waxaan soo xadday qoriga aabihiisa guriga u yiilay si uu dagaal ugu galo! waxa ayna midaas ahayd sharci daro weyn tahay iyadoo ajay xabsiga inuu galo ay sabab u ahayd inuu yaraantiisa ahaa wiil madax adag

5. magaciisa iyo noloshiisa gaarka ah

waad la yaabi doonta hadii aan ku sheego in ajay devgan magaciisa dhabta ah uusan soo galayn magaca ajay sababtoo ah magaciisa dhabta waa vishal veeru devgan

sidoo kale xaqiiqda kale ee u gaarka ah aktarkan waa ajay kuma safro diyaaradaha dadka shacabka ay ku safraan sababtoo ah waxa uu iibsaday diyaarad qaas ah taasou adeegsado inuu isticmaalo xiliga shaqada ay jirto

F-G: Fadlan walaal xayeysiimaha web-ka Filimside Click kusii hal mar oo kaliya xayeysiinta ka muuqato qoraalka aad aqrisaneysid.

Xitaa haddii qoraalka uusan ku xiiso galineyn fadlan xayeysiinta Click noogu sii midaas ayaa muhiim noo ah anagana abaal ayaan kaaga heynaa.

Warbixin walbo xayeysiin ayay wadaata nagu caawi xayeysiimaha kala duwan inaad halmar Click ku siisid