5 Xaqiiqooyin Oo Ku Saabsan Sanjay Dutt Aan Lagu Soo Darin Filimka  Sanju

Raj Kumar Hirani Filimkiisa Sanju Kaaso Tiyaatarada La Saaray 19 Bisha June Ee Sanadkii Hore Waana Filimka Ku Saleesan Qisada Aktarka Caanka Ah Ee Sanjay Dutt Waxaana U Istaagay Inuu Sameeyo Filimkaas Aktarka Ranbir Kapoor Isagoo Sameeyay Doorar Dhib Badan

Taaso U Ku Faa’iday Sababtoo Ah Filimkan Waa Mid Guul Weyn Kasoo Hoyay Boxx-Oficce Iyo Sidoo Kale Ranbir Kapoor Ay Awoodiisa Aktarnimo Kor Usii Qaaday Laakiin Waxa Jira 5 Muuqaal

Kuwaaso Muhiim U Ahaayeen Nolosha Sanjay Dutt Kaaso Aan Lagu Soo Qaadan Filimkan Laakiin Waa Mid Ku Haboonayd In Lagu Soo Daro Si Dad Badan Ay Si Fiican U Ogaadaan Nolosha Sanjay Dutt

1. Dhibaatooyin La Xariira Xilliga Uu Caruurta Ahaa

Sanjay Dutt Xilligii Caruurta Uu Ahaa Waxa Lageeyay School Ee Ku Yaalay Himachal Pradesh Si Uu Halkaas Ugu Noolaado Taaso Ku Kaliftay Waalidka Sanju Arrimo Iyaga U Gaar Ah Ka Dib Markii School U Joogay Muddo Sanjay Dutt Aabihiisa Sunil Dutt Ma Uusan Soo Booqan Jirin Wiilkiisa

Madaama Xilligaas Uu Ku Mashquul-Sanaa Aflaamta Kaliya Waxaa Halkaas Kusoo Booqan Jirtay Hooyadiisa Nargis Taaso Saameyn Weyn Ku Lahayd Nolosha Sanjay Dutt Inuu Xilligii U Caruurta Uu Ahaa Uusan Helin Naxriista Waalidkiisa

Isagoo Dhawr Jeer Ka Cararay Schoolka Waana Mid Sanjay Dutt Ku Qasabtay Inuu Barto Balwada Sida Cabista Sigaarka Iyo Waxyaabaha La Xariira Waxaana Ay Ahayd In Lagu Soo Daro Qaybtan Filimka Sanju

2. Dhibaato  U Badaansho Dhan Ka Gabdhaha

Mida Kale Ee Ka Maqan Filimka Sanju Taaso Qaas U Ahayd Aktarka Sanjay Dutt Ayaa Waxa Ay Tahay 10 Sano Ka Hor 1993 Xilligaas Oo Sanjay Dutt Lagu Eedeeyay Inuu Yahay Argagixiso

Filimka Waxa Ay Kusoo Qaatayn Isagoo La Xiraayo Oo Eedaysane Ah Laakiin 10 Sano Ka Hor Sanju Waxa Noloshiisa Hareesay Cabista Khamri Taaso Ku Kaliftay Sanjay Inuu Saa’id Ugu Badnaa Dhinaca La Hasaawida Dumarka

Taaso Gabdho Badan Ay Sanjay Dutt Ka Tagayn Sababtoo Ah Xilligaas Waxaa Si Weyn U Cabi Jiray Khamriga Iyo Isticmaalka Daroogada Iyo Waxa Sabab U Ahay Inay Kala Tagaan Gabar Uu Xiligaas Aad U Jeclaa Waana Mid Muhiim U Ahayd In Lagu Soo Daro Filimka Sanju

Taaso Ahayd Salka Uu Ka Bilowday Dhibaatada Faraha Badan Ee Ku Dhacay Aktarkan Taaso Sabab U Ahayd Xariir Jaceyl Ee Ka Bur-Buray Isaga Taaso Ku Kaliftay Inuu Noloshiisa Ay Noqotay Mid Isaga Aktiisa Qaali Ka Ahayn Isagoo Qaatay Qori

3. Xaaskiisa Kowaad Richa Sharma Iyo Gabadhiisa Trishala

Tani Waa Xaaska Kowaad Ee Sanjay Dutt Waana Mid Aan Xitaaba Lagu Soo Qaadan Filimkan Sabab Aan La Garaneyn Waana Wajiyadii Sanjay Dutt Uu Doonayay Inuu Kasoo Kabsado Dhibaatada Iyo Inuu Kusoo Laabto Aflaamta

Sanjay Dutt Ayaa Waxa Ku Dhacaya Jaceyl Taaso Uu U Qaaday Gabadhan Atariishada Ah Ee Richa Sharma Ka Dibna Waa Ay Is-Guursanayaan Laakiin Richa Sharma Ayaa U Dhimanaysaa Cancer Sida Hooyadiisa Nargis Oo Kale

Laakiin Sanju Muusan La Joogin Xilliga Ay Dhimanaysay Xaaskiisa Isagoo Ku Mashquulsanaa Duubis Filim Sidoo Kale Waxa Filimkan Lagu Soo Darin Gabadhiisa Curuda Ahayd Ee Lagu Magacaabo Trishala Kuma Jirto Filimkan Gabi Ahaanba

4. Rhea Pillai

Gabdhan Waxa Ay Ahayd Gabar Model Ah Sanju Waana Xaaska Labaad Ee Sanjay Dutt Uu Guursado Markii Ay Ka Dhimatay Xaaskiisa Kowaad Ee Richa Sharma Waxaana Ay Isaga Ka Caawisay Inuu Xasilo Ama U Dago Taaso Sanjay Dutt Uu Xilligaas Kasoo Kabsanaayay Dhibaatooyin Badan Oo La Xariira Noloshiisa

Iyadoo Qayb Weyn Ka Qaadatay Dib Usoo Laabashada Aktarkan Waana Qalad Weyn Ee Kooxda Filomka  Ay Kaga Tagayn Gabdhan Iyo Inta Kale Ee Aan Maqaalkan Kusoo Qaadanay

5. Caawin Kaga Timid Xisbiga Dalka Maamulaayay

Sunil Dutt Ayaa Waxa Uu U Tagaya Xisbiga Markas Xilka Dalka Hayeen Uu Hogaaminaayay Ninka Lagu Magacaabo Shiva Sen Iyadoo Dacwadii Loo Haystay

Sanju Lagu Saleenaayo Mid Ah Inuu Hubka Ku Difaacayay Qoyskiisa Iyadoo Sanjay Dutt Laga Dhigaayo Mid Aan Wax Dambi Aan Lahayn Waan Qodobada Ugu Muhiimsan Ee Laga Tagay Filimkan