5 Xiriir Jaceyl Markee Sameesay Kadib Ayee Guursatay Preity Zinta Atirisho Afaaraheeda Qarsoon (+Sawiro)

 

Preity Zinta waa mid kamid ah atirishooyinkii loogu jeclaa Bollywoodka dhamaadkii 90-maadkii ilaa bilawgii qarnigaan ayadoo la timid aflaam badan oo guulo taariikhi ah gaareen.

Preity waxaa guursaday ganacsade Gene Goodenough oo dhashtay America waxuu xidigtaan guursaday sanadkii 2016 haatana Marekanka ayee ku nool yihiin.

Balse ma ogtahay akhriste in Preity guurkeda kahor 5 mar xiriir jaceyl sameesay halkaan hoose kaga bogo nimanka ay lasoo saaxiibtay xidigtaan..

Marc Robinson:

Preity Zinta and Marc Robinson

Preity waxay markii ugu horeysay xiriir la sameesay jilaaga Marc Robinson waana kahor inta ay Bollywoodka soo galin 90-maadkii  balse si deg deg ah ayee ukala hareen waxaa la sheegay in Marc uu ka saaciday Preity soo galootigeda Bollywoodka kadib markii ay soo gashay Bollywoodka wey kala hareen xidigahan lamana oga sababta…

Abhishek Bachchan:

Preity Zinta and Abhishek Bachchan

Preity waxaa lagu xaman jiray jilaaga caanka ah Abhishek Bachchan oo waqtiyo kala duwan la isku arki jiray inkastoo ay waligood sheegan jireen inee saaxiibo kaliya yihiin hadana xanta waxay sheegeysay in ay xiriir wada lahaayen balse markii dambe safaaradaha si hoose u kala qaateen.

Brett Lee:

Preity Zinta and Brett Lee

Ciyaaryahanka Cricket-ka ee u dhashtay Australia Brett Lee ayaa Preity lagu xaman jiray xili waliba ayagoo kulamo qarsoodi ah wada qaadanayaan ayaa la arki jiray inkastoo Preity xiriirkan beenisay hadana Brett mar walbo la weydiyo kama jawabi jirin wuu ka gaabsan jiray arinkaan mudo yar ayee wada socdeen dabcan uma suurto galin xiriirkoda weyna kala hareen.

Yuvraj Singh:

Preity Zinta and Yuvraj Singh

Cricket yaqaanka dalka India Yuvraj Singh iyo Preity Zinta mudo ayaa la isku xaman jiray inuu xiriir ka dhaxeeyo wax badan ayaa Preity la weydiyay xiriirkeda Yuvraj la leedahay balse wey iska fogeen jirtay hase ahaate saxaafada waxay indhahooda ku arki jireen ayaa cadeen u ahed waana lamaane aan guulesan xiriirkoda jacey;..

Ness Wadia:

Preity Zinta and Ness Wadia

Kadib markii ay xiriiro kala duwan la yeelataya xidigo caan ah Preity waxay markaan la saaxibtay ganacsade Ness waliba xiriirkoda shaaca ayee ka qaadeen sanadkii 2009 xii Aishwarya Iyo Abhishek u dabaal dagaaayen sanad guurada arooskoda kasoo wareegatay 2 sano xafladaas ayee gacmahaayago is heestan wada imaadeen dadkii oodhan markaas ayee wada ogaadeen xiriirkoda.

Balse lamaanahan waxaa kala fogeysay hooyada dhashay Ness oo aan ka helin Preity in loo soo guuriyo gurigeeda waxayna dhalisay in ay kala tagaan Ness Wadia iyo Preity Zinta oo mudo xiriir wada lahaa.

Dhamaad…

Walal Ha Ilaawin Inaad Hal Xayeysiin Click Kusiiso Xayeysiimaha Noocyada Kala Duwan Sida Cunooyinka, Agabka Guryaha, Games Kala Duwan Sawirada Kusoo Baxaan Mid Kamid Ah Click Kusii Mahadsanid…

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*