6 Door oo Atariishooyinka Oo Bollywood Ah Kuwaaso Heli Lahayn Lamaane Nolosha La Wadaaga

Aflaamta Rom-com ama jaceylka iyo shactirada ah waa nooca aflaamta ay ku caan baxayn bollywoodka sababtoo ah aflaamta noocaas kale oo ay bollywoodka sameeyeen weli waa kuwa si weyn loo jecel yahay sababtoo ah aflaamtaas waxaa ku hoos ku duugan sheekooyin xiiso badan taaso mararka qaar saameeso nolosha caadiga ah

inta badan filimada Rom-com waxaa lagu soo bandhigoa nooca uu yahay  xariirka gabdhaha kaaso leh sheeko waxaan aragnay dhawr aflaamood kuwaaso ka hadlaya xariirka gabdhaha laakiin dhamaantood isku si ugama sheekaynaayo isagoo mararka qaar soo bandhigaayo gabadhaha loo baahan yahay inan lala yeelanin xariir jaceyl maadama dhankooda ay ka wataan qiyaano iyo dan gaar ah

 

1. Isha Filimka Gupt

yaa hilaami karo Kajol doorkeeda filimka Gupta taaso dilaa u noqonaysa si ay ku heli lahayd jacaylkeeda laakiin qaabka Kajol ay ku raadinayso jacaylkeeda waa  hab ay ku dhaqmaan dadka waalida ah taaso ugu dambayn ku dhigaysaa meel cidlo ah waana mid lagu arkay filimka Gupt

2.  Aaliyah Filimka Break Ke Baad

doorka atariishadan deepika quruxda waca ku hoos duugan fikrado nacasnimo taaso danteeda ay ka Hormarinayso kuwa kale laakiin ogow Deepika Padukone waa lamaane ku fiican nolosha dhabta ah

laakiin doorkeeda filimkan ma ahan mid ku haboon nolosha dhabta maadaama xariirka u jarayso wiil ay is yaqaanayn tan iyo yaraantooda iyadoo xariirkaas u jaraysaa waxyaabo nacasnimo ah  iyadoo qalibag ka jabinaysaa qof iyada jaceyl u haya

3. Natasha Filimka Zindagii Na Milegi Dobara

Marka ay jacylkaada aad barato dabaacedaheeda xun-xun xilli ay safar ah oo sidoo kale kula socdaan asxaabtaada waa dhacdo xanuun badan waana doorkii natasha ee filimka Zindagi Milena Dobara

iyadoo sameenaysa arrimo uusan  jeclaysan kaaso lid ku ah saaxiibkeeda Abhay Doel iyadoo kugu qasbaysa inuu  jaro xariirka asxaabtiisa agtiisa qaaliga ah Farhan Akhtar Iyo Hrithik Roshan iyadoo xili walba doonaysa inuu sameeeyo waxa ay kaliya ay rabto maadama aysan fahmi karin marxalada aad ku sugan

4.  Sonia Filimkii Aitraaz

tani waxaa u baahan nin walba kaaso ah inuu ka fagaado gabdhaha leh dabeecad Sonia sababtoo  iyadoo waa qof kaa taajirsan taaso doonaysa inay ku heli karto xili walba oo ay ku doonayso

sidoo kale waxa ay mararka qaar kugu sameenaysaa inay dhexda kaa istaajiso cayb sida aan ku aragnay filimka Aitraaz

5.  Neha Filimkii Fida

neha waa gabar jaceyl ku abuuraysaa wiil ( Shahid Kapoor) daacad ah kaaso si dhab ah u jeclaanaya isagoo xitaa ku qasbaysa inuu wax usoo dhaco

taaso noloshiisa gelinaysa dhibaato laakiin iyada kaliya waxa ay u jeedadaydu tahay inay ku dangaarto si ay nolol raaxo leh ula qaadato jacaylkeeda (Fardeen Khan)

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*