6 Xidig Kuwaaso Fanka Kusoo Galay Nasiibkooda

Maanta Bollywood-Ka Waxa Uu Maraya In Adigoo Soo Galin Aflaamtooda Lagu Yaqaano Weliba Si Fiican Midaaso Maanta Wax Walba Fududaysay Baraha Bulshada Oo Qof Ka Doonaya Inuu Kusoo Biiro Bollywood-Ka Uu Sawiradiisa Iyo Quruxdiisa La Wadaago Dadka Ku Xiran Social-Media

Qaarkoodna Fanka Ay kuso Galaan Is Qaraabaysi Oo Aabayaashooda Ama Familkooda Oo Siiya Garab Ay Kaga Mid Noqdaan Bollywoodka Isaga

Laakiin Waxaa Lasoo Maray Xilli Aysan Jirin Waxaan Oo Qofka Lugihiisa Ku Raad-Sado Isagoo Tagaya Xafiis walba Isago Sita Sawiradiisa Iyo Warbixintiisa Oo Dhamaystiran  Ka Dib Uu Sugo In La Aqbalo Iyo In kale.

Maanta Waxan Idin Soo Gudbinaynaa Xidigo Markay Soo Galaayeen Bollywood-Ka Ay U Horseeday Nasiibkooda

1. Akhay Kumar

Sheekada Aktarkan Markuu Soo Galayay Aflaamta Waa Mid Xiiso Badan Ka Dib Markuu Kasoo Laabtay Bangkok  Ka Dib Akshay Waxa Uu Bilaabay Inuu Barto Ciyaarta Karteega Akshay Waxa Sawiro Ka Qaadi Jiray Nin Saaxiibkiisa Ah Kaaso Ah Photographer Oo Sawiro Ka Qaada Dadka Dadka Models Ah

Akshay Maalin Ayaa Waxaa Ka Baaqday Safar Uu Ku Aadi Lahaa Magaalada Bangalore Isagoo Ku Laha Bandhig Modelka Ah  Taaso Loo Fahmi Karay Inuu Nasiibkiisa Safarka Ka Baajiyay Ka Dib Markas Waxa Uu Si Kama U Garaacay Qol Studio Oo Uu Leeyahay Filim Soo Saare Lagu Magacaabo Mahesh Bhatt

Isagoo Akshay Uu Helay Fursad Uu Ku Tuso  Mahesh Sawiradiisa Kaaso Qanciyay Isaga  Oo Waxaaba Isla Maalintaas  Akshay Uu Ka Saxiixday Filim Lagu Magacaabo Aaj Oo Uu Nasiibkiisa Ayuu Ku Helay

2. Madhuri

Madhuri Waxa Lagu Tilmaama Inay Tahay Boqorada Fanka Bollywood-Ka  Madhuri Waa Shaqsi Ka Mid Ah Kuwa Fanka Kusoo Galay Nasiibkooda Sababtoo Ah Maalin Iyadoo Sameenaysa Bandhig Ciyaar

Ayaa Waxa Daawanayay Nin Producer Lagu Magacaabo Tarachand Barjatya  Isagoo Si Weyn Usoo Jiidatay Dheesheeda Markaaso Ka Dib U La Saxiixday Isagoo U Dhiibay Filim  Magacaabo Abodh Oo Soo Baxay Sanadkii 1984

3. Jeetandra

Super Star-Kan Oo Soomaalida Ugu Yeerto Magaca Faris Ayaa Isaga Iyo Qoyskiisa Shaqo Ka Bilaabayn Markooda Hore Goob Lagu Iibiyo Dahabka Ninkan Nasiibkiisa Aya Soo Raadsaday

Ka Dib Maalin Uu Dahab Ka Iibinayay Director Ka Caanka Ah V.Shantaram Sanadkii 1959 Ayaa Director Kula Taliyay Inuu Kusoo Biiro Aflaamta Isagoo U Dhiibay Filim Lagu Magacaabo Navrang

4. Preity Zinta

Preity Weligeeda Kuma Fakarin Inay Noqonayso Atariisho Sida Iyada Ay Xaqiijisay  Iyadoo Mar Ay Ka Qayb-Gashay Xaflad Dhalasho Ay Dhiganaysay Saaxiibteeda Sanadkii 1996 Iyadoo Halkaas Ay Kula Kulantay Director Shekhar Kapoor

Isago Si Weyn Kaga Helay Quruxda Preity Isagoo Sabab U Laha In Atariishadan Kusoo Biirto Bollywood Ka Ka Dib Markuu La Saxiixday Filim Kaaso  U Hogaamiye Ka Yahay Aktarka Shah Rukh Khan Kaaso Lagu Magacaabo Dilse

5. Parineeti Chopra

Parineeti Ayaa Ka Shaqaynaysay Shirkadda Yash Raj Filims Qaybta Puplic Relation Iyadoo Markaas Haysatay Sadex Shahaado Oo Dhanka Ganacsiga Iyo Dhaqaalaha Parineeti Qorshaha Ugama Jirin Inay Noqon-Doonto Atariisho

Laakiin Nasiib Aya Badalay Ka Dib Markii Uu Arkay Director Maneesh Sharma Isagoo Markaas Ka Qaaday Tijaabo Jilitaan Isagoo U Doortay Inay Ka Mid Noqoto Jilayaasha Filimka Ladies Vs Ricky Bahl Oo Hogaamiyaal Ka Ahaayeen Anushka Sharma Kohli Iyo Ranveer Singh

6. Kangana Ranaut

Kangana Nasiibkeeda Waa Mid Cajiib Ah Ka dib Markii Meel Bar Coffe Oo Ku Yaala Magaalada Mumbai Kula Kulantay Director Anurag Basu Isagoo Raadinayay Atariisho Ayay Wada Kulmayn Isaga Markas Ka Dib Waxa Uu U Soo Bandhigay Door Ay Ku Sameenayso Filimka Gangster

Iyadoo Markaas Ay Gashay Rajo Weyn Ka Dib Markii Looso Bandhigay Taaso Si weyn Ugu Faa’ideysatay Nasiibkeeda Maadaama Filimkas Uu Noqday Hit Dhamaystiran Oo Kangana U Horseeday Inay Noqoto Boqorada Bollywoodka