7 Atoore Bollywoodka Katirsan Kuwaaso Guursadeen Haween Muslimiin Ahaayen (+Video)

Bollywoodka waxaa kujiraan atoorayaal badan oo soo guursadeen ama hadaba la nool haween asal ahan muslimiin ahaayen oo diinta islaamka heesteen.

Bollywood Action Hero Suniel Shetty ayaa kamid ah taaso xaaskiisa Mana Shetty markuu guursanaayey Muslimad ahed waxuuna guursaday horaantii 90-kii ama kahor inta uusan Bollywoodka soo galin.

Waxaa kaloo kamid ah Sanjay Dutt, Aditya Pancholi, Atul Agnihotri iyo kuwa kale oo badan kuwaaso guursadeen haween muslimiin ah halka ayagana ay diinta hinduga heestaan waana arin cajiib ah.

Sido kale Super Star Hritik Roshan xaaskisa hore Sussanne Khan qoys muslim ah ayee kasoo jeeday hadana waxay guursatay HR oo ah nin diinta hindu-ga heesto, fadlan halkaan hoose ka daawo muuqaal 7 atoore Bollywood ah kuwaaso guursadeen haween qoys muslimiin kasoo jeedeen..

Walal Ha Ilaawin Inaad Hal Xayeysiin Click Kusiiso Xayeysiimaha Noocyada Kala Duwan Sida Cunooyinka, Agabka Guryaha, Games Kala Duwan Sawirada Kusoo Baxaan Mid Kamid Ah Click Kusii Mahadsanid…

Walal Ha Ilaawin Inaad Hal Xayeysiin Click Kusiiso Xayeysiimaha Noocyada Kala Duwan Sida Cunooyinka, Agabka Guryaha, Games Kala Duwan Sawirada Kusoo Baxaan Mid Kamid Ah Click Kusii Mahadsanid…