7 Xidig Oo Timahooda U Badalayn Qaab Style Ah


Xidigaha Caan Ka Ah Ee Bollywood Ka Waxa Lagu Yaqaana Inay La Yimaadan Style Cusub Oo La Jeclaysto Iyadoo Badala Qaabkii Hore Ee Timaha Ugu Jarneed Iyagoo La Imaada Muuqaal Ka Duwan Oo Qaarkood Ku Saleeyaan Aflaamta Ay Markas Jilayaan Waxaa Maanta Idin-Hayaa Todobo Aktar Oo Isugu Jira Atoore Iyo Atariisho Oo Timahooda Ka Dhigatayn Qaab Style Ah

Haddabe Hoos Kan Eegn Xidigaha Ka Mid Ka Ah  Iyo Aflaamta Ay Kala Soo Muuqdayn 

1. Salman Khan – Tera Naam

Qaab Jiriinka Filimkan Oo La Yiraahdo “Radhe Cut”  Ayaa Caan Noqday Sababtoo Ah Salman Ayaa La Yimid Qaab Cusub Filimka Tera Naam Oo Dad Si Waali Ah U Sameysan Jirayn Iyadoo Lagu Xayeesiin-Jiray Meelaha Timo Jaraha Ah.

2. Aamir Khan- Ghajini

Waa Mid Uu Aamir Kaga Yaab Saday Adduunka Isagoo Dhulka Dhigay Timihiisa Quruxda Badnaa Laakiin Waxa Lala Dhacay Xariiqda Ku Jirta Timaha Xiiran Oo Dadka Sameysan Jirayn Iyagoo U Qaatay Qaab Style Ahaan.

3. John Abraham- Dhoom

John Oo Xilligaas Soo Baxayay Ayaa Lahaa Timo La Jeclaysto Oo Dhaa-Dheer Oo Si Weyn Loo Xiiseeyo Isagoo Ah Nin Ku Fiican Xayeesiinta Oo Waxa Uu Ahaa Model.

4.  Kareena Kapoor- Hulchull

Kareena Ayaa Badashay Midabka Timaheeda Iyadoo Timaheeda U Badashay Kalarka  Jaalo Ah Filimka Hul Chull Iyadoo Xilligas Si Weyn U Xiiseenaayeen Dhalinta Qaas Ahaan Gabdhaha

5. Kajol – Kuch Kuch Hota Hai

Kajol Ayaa Sameesatay Qaab Timo Yar-Yar Leh  Doorkeeda Anjali Oo Si Weyn Kusoo Baxday Marka Ay Ku Jilaysay Xilliga College Ka

6.  Shah Rukh Khan- Koyla

Shah Rukh Khan Ayaa Filimkaas Waxa Uu Sii Daayay Timihiisa Isagoo Yeeshtay Timo Dhaa-Dheer Waana Muuqaal Qurux Badan Oo Dad Badanaa Soo Jiitay.

7. Saif Ali Khan- Hum Tum

Saif Bilowgiisa Fanka Waxa Uu Lahaa Timo Badan Oo Qurux Badan Isagoo Iska Jaray Bilowga 2000 Laakiin Filimka Hul Tum Qaab Cusub Oo Ah Qaabka U Timaha Ugu Yahay Actor Caan Ka Ah Ee Tom cruise .