17 Qodobo Oo Xiiso Leh Oo Ku Saabsan Bollywood Ka (Qaybta 1aad)


Wararka Xiisa Leh Waa Ay Iska Badan Yihiin Ee Ku Saabsan Arimaha Bollywood Ka Iyadoo Aan Jecel Nahay Inan Idin-Soo Gudbino Wararka Ugu Xiisaha-Badan Ee Jira Iyadoo Maanta Aan Idin-Soo Gudbin Doono Qaybo Ka Mid Ah 17 Qodob Oo Ku  Xiiso-Gelinaya Markas Akhrisato Oo Aad Wax Badan Ka Ogaan-Doonto Arimaha Bollywood Ka Ama India Film

1. Musaaracada Waxaa La Aas-Aasay (1899) Waxaana Xilligaas La Bilaabay In Markii Ugu Horeesay In La Duubo Film Hindi Ah . Laakiin Filmkii Ugu Horeeyay Ee Hindi Ee Lasii Daayay Waa “Raja HarishChandra” Sanadkii (1913)

2. Intii Lagu Guda Jiray 1970 Indian Cinema Waxa Uu Ka Awood Badnaaday Aflaamta American Ka Ah Isagoo Noqday The World Largest Film Producer Oo Hogaamiye U Aahyd Shirkadda Bollywood Ka

3. Filimkii Lasii Daayay 1937 Ee Ahaa “Kisan Kanya” Ee Ka Hadlayay Qiso Ku Saabsan Dhibaatada Haysata Beeralayda Ayaa Ahaa Filimkii Ugu Horeeyay Ee Hindi Ah Oo Lagu Daawado Isagop Colour Ah

4.  Aktar Ka Dilip Kumar Waxaa Loo Soo Bandhigay Doorkii “Tragedy King” Isagoo Ku Jilayay Doorkii Sherif Ali Filimkii “Lawrence Of Arabia” Laakiin Waxaa Isaga Ka Qaatay Doorkas Oo Doonaayay Aktarka Egyptian Ka Ah Ee Lagu Magacaabo Omar Sheriff Oo Jilay Doorkas

5. Bollywood Waxay Qarshgareeyaan Ama Sameyaan In Ka Badan 1000 Filim Sanad Walba Taaso Labo Jibaar Ah Aflaamta Ay Sameeyaaan Hollywood Ka