8 filim bollywood kuwaaso si weyn u fashilmayn ka dib markii tiyaatarada la saaray fasaxii feestada  Diwaliga

Diwali-ga waa feesto kamdi ah feestooyinka ugu waaweyn dalka India sanad walbana si weyn loo xuso ayadoo shaqooyinka laga nasto maalmahaas Diwali-ga lagu dhex jiro balse Bollywoodka faaido weyn ayee qabaan xiligaan oo kale.

Feestada maalinta Diwali-ga dalka India si weyn ayaa looga dabaal dagayaa sida guud sedex ciid ayaa ugu weyn India ciidul fitriga, ciida Diwali-ga iyo ciida masiixiga oo sanadka dhamaadkisa loo dabaal dago.

Waana sedexda feesto aflaamta India ganacsiga ugu badan keenan had iyo jeer ayagoo ka faaideestan fasaxyada jira maadama dad weynaha dabaal dagayaan wax shaqo iyo mashquul kalena jirin waana qasab daawadayaal badan inee tiyaatarada soo aadaan.

Hadaba waxaan idiin heynaa 10 filim oo tiyaatarada la saaray feestada Diwaliga kuwaaso lagu Qarash-gareeyay lacago xoogan laakiin si weyn u fashilmayn

1.  Action Repplay (2010)

waxaa lagu qarash-gareeyay  – 51 Crore

waxa uu soo xareeyay – 28.12 crore

natiijadiisa – flop

2. Main Aur Mrs Khanna (2009)

jilaayaasha: salman khan iyo kareena kapoor

waxaa lagu qarash-gareeyay – 38 Crore

waxa uu soo xareeyay lacago dhan Rs – 7.39 crore

natiijadiisa – Disaster

3. Blue (2009)

jilaayaasha – sanjay dutt , akshay kumar , zayed khan iyo lara dutt

waxa lagu qarash-gareeyay – 80 Crore

waxa uu soo xareeyay lacago dhan Rs – 38 Crore

natiijadiisa – flop

4. Saawariya (2007)

jilaayaasha: Ranbir Kapoor Iyo Sonam Kapoor

waxaa lagu qarash-gareeyay – 45 Crore

waxa uu soo xareeyay lacago dhan Rs – 20,92 crore

natiijadiisa – Disaster

5. Jeena Sirf Mere Liye (2002)

jilaayaasha : Kareena Kapoor iyo Tushar Kapoor

waxaa lagu qarash gareeyay – 8 Crore

waxa uu soo xareeyay lacago dhan Rs – 6.50 crore

natiijadiisa – flop

6. Shaadi No. 1 (2005)

jilaayaasha : sanjay dutt , fardeen khan , zayed khan , ayesha takia , esha doel iyo aktaro kale oo badan

waxaa lagu qarash gareeyay – 15 Crore

waxa uu soo xareeyay lacago dhan Rs – 11,48

natiijadiisa – flop

7. Kyonki (2005)

jilaayaasha : Salman Khan Iyo Kareena Kapoor

waxaa lagu qarash gareeyay – 21 Crore

waxa uu soo xareeyay lacago dhan Rs – 12.70 Crore

natiijadiisa – flop

8. Umrao Jaan ( 2006)

jilaayaasha : Aishwarya Rai Iyo Abishek Bachchan

waxaa lagu qarash gareeyay – 23 crore

waxa uu soo xareeyay lacago dhan Rs – 7.42 crore

natiijadiisa – Disaster

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*