8 Filim Kuwaaso Ku Fadhiyaan Miisaaniyad Yar Laakiin Soo Xareeyeen Lacago Badan

bollywood aflaamta ay sameeyaan isku tayo ma ahan maadaama filim walba lagu qarash-gareeyay lacago badan waxaa uu dhan walba kaga wanaagsan yahay aflaamta yar-yar kuwaaso ku fadhiyaan miisaamiyad iska yar

Filim miisaaniyad yar waxaa loola jeedaa mashruuc miisaaniyad xadidan lagu sameeyay sidoo kalena aan lahayn sheeko madadaalo ah ama aysna ku jirin heeso shidan laakiin gaarayn guulo waa weyn

waxaan maanta ku hayaa 8 filim kuwaaso ku fadhiyaan miisaaniyad yar laakiin gaarayn guulo waa weyn

1. taare zameen par

filimkan waxaa la daawaday sanadkii 2007 waaxaa hogaamiye iyo director ka ah aktarka amir khan filimkan waxa uu  mid ka mid ah aflaamta ku fadhiya miisaaniyad yar laakiin gaarayn guul  weyn taare zameen par waxaa lagu qarash-gareeyay 18 Crore laakiin waxa uu boxx office kasoo xareeyay 61.83  crore waaana filim super hit ah

2. paan singh tomar

filimkan waxa uu ka hadlaya qiso hadda ka hor dhacday waxaana ku xarakeeyeen labada aktar ee ugi jilitaanka wanaagsan bollywoodka xiligan ee kaka irfan khan iyo nawazuddin siddique kaliya filimkan waxaa lagu qarash-gareeyay 7 crore laakiin waxa uu soo xareeyay lacago dhan Rs 14.61 Crore waana semi hit

3. kahaani

kani waa mid ka mid ah aflaamta ugu fiican ay sameesay atariishada vidya balan waana filim leh sheeko wanaagsan waxaana la daawaday sanadkii 2012 kahaani waxaa lagu qarash-gareeyay lacago iska yar oo gaarayaan 20 crore laakiin waxaa uu soo xareeyay lacago badan taaso dhan 57.81 crore kahaani waa filim hit ah

4. vicky donor

filimkan sheekadiisa innaba caadi ma ahan waxaana filimkan  kusoo caan baxayn labada aktar ee lagu kalamagacaabo ayushman khurana iyo yami gautam waxaa la yaab leh filim ay hogaamiye ka yihiin aktaro xiligaas bollywoodka ku cusub ee lagu qarash-gareeyay lacago gaarayaan 10 crore inuu soo xareeyo lacago gaarayaan 41 crore waana filim hit dhamaystiran ah

5. tanu weds manu

kani waa filimka ugu fiicna ay samayso atariishada kangana ranaut madaama qof walba uu ku helay filimkan waxaana filimkan lagu qarash-gareeyay lacago gaarayaan 21 crore laakiin waxaa uu soo xareeyay lacago dhan Rs 38.52 Crore  waana filim hit ah

6. no one killed jessica

filimkan qiyaanada badan taaso ay hogaamiye ka tahay atariishada rani mukerji waxaana filimkan uu noqday hit ka dib markii uu soo xareeyay lacago dhan Rs 29.12 Crore waxaana markii hore lagu qarash-gareeyay lacago gaarayaan 19 crore waana filim semi hit ah

7. toilet ek prem katha

filimkan ka hadlaya dhibaatada dhanka musqulaha ka jirto dalka india kaaso uu hogaamiye ka yahay aktarka akshay kumar ayaa waxaa uu ka mid yahay afkaamta ku fadhiya miisaaniyad yar laakiin gaarayn guulo waa weyn waxaana filimkan lagu qarash-gareeyay 75 crore laakiin waxaa uu soo xareeyay 132.07 Crore waana super hit

8. aashiqui 2

filimkan waxaa lagu soo caan bixiyay labada aktar ee kala ah shradha kapoor iyo aditya roy kapur waxa ayna filimkan kusoo bandhigayn hab jiliin heer sare taaso keentay inay ma wada helaan dad fara badan waxaana filimkan lagu qarash-gareeyay lacago lacago aad u yar taaso dhan 15 crore laakiin waxa uu soo xareeyay lacago aan macquul ahayn taaso dhan 78.64 Crore  waana filim blockbuster ah