Aktarka Sonu Sood Uma Dabaal-dago Dhalashadiisa 11 Sano Ee Lasoo Gudbay Laakiin Sabab!!!

aktarka door walba sameyn karo ee lagu magacaabo sonu sood ayaa dhalashadiisa taariikhda marka ay kubeegan tahay 31 bisha july

laakiin waxaa la ogaaday in aktarkan muusan dhigan xaflada dhalashadiisa  11 sano ee lasoo gudbaywaana mid lala yaabay sababta uu sonu sood u dhigan waayay xaflada dhalashadiisa

laakiin waxaa lasoo ogaaday in 11 sano ee lasoo gudbay in sonu sood uusan dhigan jirin xaflad dhalasho waana mid ay dadka si weyn ula yaabayn

iyadoo sababta uu sonu sood u dhigan waayay xaflada dhalasho lagu yeeshay inay tahay dhimashada labadiisa waalid sonu sood hooyadiisa ayaa waxa ay geeriyootay sanadkii 2007

isagoo markaas go’aan ku gaaray inuusan dhigan xaflad dhalasho sidoo kale waxa sanadkii 2016 geeriyooday aabihiisa isagoo murugada ay ku badisay aktarkan

maadaama uu waayay labadiisa waalid  sonu sood ayaa sheegay inaysan muhiim u ahayn inuu kaligiisa dhigto xaflad