U Gaar Ah Mouni Roy Iyo 10 Sawir Soo Jiidashada Leh Ee Aadka U Shidan Oo Lasoo Bandhigay (+Sawiro)

Mouni Roy waa atirisho Tv-yada caan ka ah sido kalena horey usameysay musalsalo caan ah oo ay door muhiim ah ku lahaatay.

Mouni waxay ku caan tahay musalsalkeda Naagin kaaso Tv-yada si waali ah looga daawado, sido kale waxay duubis haatan ku wadaa mashruuceda Bollywoodka ah ee Brahmastra.

Brahmastra waxay ku jileysaa door xumaan ah ama laadarnimo waxaan hogaamiyaal ka ah Ranbir Kapoor iyo Alia Bhatt halk Amitabh Bachchan uu doorka xumaanta dhankiisa ka jilaayo.

Filmkaan waa mid taxano ah oo uu iska leeyahay Karan Johar qeybtiisa kowaadna waxaa la daawan doona sanadkan 15 Aug 2019.

Mouni

Mouni-1

Mouni-2

Mouni-3

Mouni-4

 

Mouni-5

Mouni-6

Mouni-7

Mouni-8

Mouni-9

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*