9 Agab Ee Ugu Qaalisan Uu Haysto Mega Star Amithab Bachchan Kuwaasi Oo Aan Caadi Ahayn

dhalasho wacan mega star amithab bachachan  Bachchan waxaa la isku raacayay inuu yahay jilaaga ugu weyn uguna saameynta balaaran ee taariikh ahaan fanka Hindiya soo maray.

Amitabh wuxuu jilay in ka badan 180-filim asigoo mudada 40-ka sano ka badan ee uu Bollywood-ka ka tirsan yahay waana jilaa sameeyay door walbo.

Big B atoore kaliya ma ahan sidoo kale waa heesa, filim soo saare, jilaa Tv-yada barnaamijyada ka qabto sidoo kalena siyaasada Hindiya ku lug yeeshay dhamaadkii 80-kii Amithab Bachchan waxa lagu qiyaasa inuu haysto qiimo dhan 700 crore

halka sanad walba uu daqli ahaan usoo galo lacag dhan Rs 54 Crore maanta waxan ku hayaa 10 agab ee ugu qaalisan uu leeyahay mega star amithab bachachan

fadlan hoos ka daawo sawirada 9 agab ee ugu qaalisan ee uu haysto aktarkan

1. qol maktabad ah – Rs 67,790

2. logines master collection  – Rs  1.53 Crore

3. Porsche cayman s – Rs  1.35 Crore

4. dhul beereed ku yaala magaaada lucknow  – Rs 1.6 Crore

5. Rolls Royce phantom  – Rs  3.6 Crore

6. range rover  – Rs  3.83 Crore

7. guri ku yaala dalka france  – Rs  35  Crore

8. guri ku yaala xaafada Bunglow  – Rs 50 Crore

9. shirkadda ganacsi – 80 Crore