9 Atariisho Kuwaaso Kor U Dhaafay 40 Sano Laakiin La Moodo Inay Dhalin-yaro Yihiin Madaama Weli Aysan Is-Badalin Quruxdooda

 

 

mararka qaar waxaad ku qasban tahay inaad aaminto hadalka ah in da’du kaliya ay tahay tiro uun la tiriyo markaas aragto atariishooyinkan sida atariishada rekha taaso sii maraysaa 64 sano jir

waana mid layaab ah sababtoo looma maleeyo inay  rekha da’daas jirto marka la fiiriyo muuqaalkeeda kaliya maahan rekha

waxaa sidoo kale aan ku hayaa 8 kale oo ah atariishooyin bollywoodka ka tirsan kuwaaso kor u dhaafayn 40 sano laakiin u muuqdaan inay jiraan 25 ilaa 30 sano

1. rekha – 64 sano jir 

2. sushmita sen – 43 sano jir 

3. karishma kapoor – 44 sano jir 

4. kajol – 44 sano jir 

5. chitrangada singh – 42 sano jir 

6. shilpa shetty – 39 sano jir 

7. twinkle khan – 43 sano jir

8. malika arora 45 sano jir

9. aishwarya rai bachchan – 45 sano jir 

 

 

1 Comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*