9 Years of My Name Is Khan: SRK iyo Kajol maanta oo kale My Name Is Khan ayaa HIT u noqday

Waxaa maanta oo kale la daawaday filmka weyn ee My Name Is Khan kaaso ay kuwada midooben xidigaha Bollywoodka ugu caansan qaar kamid ah oo kal ahaa SRK, Kajol iyo Karan Johar.

Filmkaan waxuu noqday mashruuc guul wacan gaaray balse guusha gudaha India waxaa ka darned guusha daafaha caalamka uu ka gaaray maadama uu Blockbuster weyn ka noqday daafaha caalamka.

My Name Is Khan waxuu ku biiray liiska aflaamta Bollywoodka sameyeen taariikh ahaan kuwooda ugu fiican inaba caadi ma ahan SRK qaab jiliinka uu filmkaan kusoo bandhigay.

Maanta oo kale 12 Febraayo sanadkii 2010 ayaa la daawaday filimka My Name Is Khan oo noqday mashruuc guulestay hadaba sida filimkan Hit ku noqday iyo macluumaadkiisa dhameestiran fadlan hoos kaga bogo:

Director: Karan Johar

Tiyaatarada laga daawaday: 1650

Maalinta kowaad lacagta uu keenay: 8.16 Crore

Sedexdiisa maalmood ee ugu horeyso lacagaha uu keenay:  30.63 Crore

Todobaadkiisa kowaad lacagaha uu keenay: 46.46 Crore

Lacagaha lagu qarash gareeyay – 85 Crore

Lacagaha nadiifka ah ee uu keenay – 72.82 Crore

Lacagtaan hadii sicirka maanta lagu jaan gooyo – 116.62 crore

Lacagaha uu keenay canshuurta ka hor – 99.68 crore

Suuqyada caalamka lacagaha uu ka keenay – $20.10m

Tirada tikit u goosatay –  11-malyan 662,000 oo qof

Lacagaha kooxda cajaladaha Qeybiyeen ku iibsadeen – Xogtaas Ma Heli Karno

Lacagaha kooxda cajaladaha qeybiyeen ka  heleen – 36.74 Crore

Natiijadiisa: Hit

Qiimeynta IMDB Rating – 8.0/10 (89,438 qof ayaa u codeesay inuu filim wanaagsan yahay)

F-G: Fadlan walaal xayeysiimaha web-ka Filimside Click kusii hal mar oo kaliya xayeysiinta ka muuqato qoraalka aad aqrisaneysid.

Xitaa haddii qoraalka uusan ku xiiso galineyn fadlan xayeysiinta Click noogu sii midaas ayaa muhiim noo ah anagana abaal ayaan kaaga heynaa.

Warbixin walbo xayeysiin ayay wadaata nagu caawi xayeysiimaha kala duwan inaad halmar Click ku siisid

Fadlan shabakada Filimside Rukumo si Warbixin walbo aan soo daabacno Notification ahaan kuugu soo dhaco.

Mahad sanidiin.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*