Adiga Lee Kala Dooro Gabdhaha Quruxda Badan Sara Ali Khan Iyo Jhanvi Kapoor Iyo Sawiro Shidan!!

 

Gabdhaha xifaaltanka ka dhaxeya ee Sara Ali Khan iyo Jhanvi Kapoor ayaa sawiro laga soo qabtay xili magaalada Mumbai dhex socdeen mid walbana danaheeda gaarka ah ayee ku mashquulsaned.

Atirishooyinka sanadkaan la sugaayo markale inee wacdaro dhigaan sida sanadkii hore 2018 ayaa sawiro in badan kusoo jiidan doonan laga soo qabtay waana atirishooyin isku sanad Bollywoodka soo galeen isku jiilna ah.

Jhanvi waxay kusoo caan baxday filmka Dhadak oo ay la hogaamineysay Ishaan Khattar kaasona la daawaday 20 July ee sanadkii hore 2018 waxuuna noqday mid guul wacan gaara oo Hit ah.

Sido kale Sara Ali Khan waxay kusoo caan baxday filmka Kedarnath kaaso la daawada 2018 waxaana filmkaan la hogaaminaya atooraha Sushant Singh Rajput hallka Simmba tiyaatarada u saaran yahay.

Daawo Sawirada Gabdhahan Laga Soo Qabtay Xili Ay Mumbai Dhex Wareegayan Kadibna Kala Dooro Mida Soo Jiidashada Leh:

Sara Ali Khan:

Sara-Ali-Khan--(1)

Sara-Ali-Khan--(2)

Sara-Ali-Khan--(3)

Sara-Ali-Khan--(4)

Sara-Ali-Khan--(5)

Sara-Ali-Khan--(6)

Sara-Ali-Khan--(7)

Jhanvi Kapoor:

Janhvi Kapoor’s recent fashion outing will remind you of the 80’s – view HQ pics

Jhanvi-Kapoor--(1)

Jhanvi-Kapoor--(2)

Jhanvi-Kapoor--(3)

Jhanvi-Kapoor--(4)

Jhanvi-Kapoor--(5)

Jhanvi-Kapoor--(6)

Jhanvi-Kapoor--(7)

Jhanvi-Kapoor--(8)

Jhanvi-Kapoor--(9)

Jhanvi-Kapoor--(10)