Home Nolosha Jilayaasha Aishwarya Rai Oo Dareen Raaxo La Wadaagtay Sanjay Dutt, Ranbir Kapoor Iyo...

Aishwarya Rai Oo Dareen Raaxo La Wadaagtay Sanjay Dutt, Ranbir Kapoor Iyo Jilayaal Hollywood Ah!!

 

Aishwarya Rai waa atiriisho cajiiba h arooskeda kahor iyo arooskeda kadib waxay u bareertay iney sameesyo muuqaalo dareen xad dhaaf ah kuwaaso hadal heyn weyn abuureen qaarkood lagu fadeexestay.

Sanjay Dutt ayee la sameeysay muuqaal dareen isku soo dhowaansho weyna ay jilayaan hadana atooraha Hollywoodka ah ee Dylan MacDemott ayee la sameeysay filmka Hollywoodka ah ee The Mistress of Spices kaaso muuqaal dareen isku soo dhowaansho ah ku dhex sameeyneyso.

Ranbir Kapoor waan wada aragnay wixii kudhexmaray filmka Ae Dil Hai Mushkil iyo Hrithik Roshan oo ay shumiska bishimaha kula wadaagtay filmkii Dhoom 2 mar ayaa la yiri Aish mey iska sameeyso aflaamta anshax xumada ah 10 sano kahor.

Sababtana waxay ahed in laga yaabay habk ay ugu deg degeyso sameeynta muuqaaladan dareenka xad dhaafka ah xitaa hadii la guursaday atoore walba ayaa jecel Aish inuu shaashada muuqaalada dareenka ah kula wadaago.

Dhanka shaqada waxay duubis ku bilaawi doontaa filmk iyada iyo seygeeda Abhishek Bachchan isla sameeyn doonaan waana mashruuc 10 sano kadib xidigahan ku midoobayaan waxaana la filaa in la daawan doono dhamaadka sanadkaan.

Walal Ha Ilaawin Inaad Hal Xayeysiin ku dhufatoXayeysiimaha Noocyada Kala Duwan Sida Caunooyinka, Agabka Guryaha, Games Kala Duwan Sawirada Kusoo Baxaan Mid Kamid Ah ku dhufo Mahadsanid…

 




WARARKA UGU DANBEEYAY

Wararkii ugu dambeeyay Koonfur Hindiya: Tamil, Telugu, Malayalam iyo Kannada maxaa ka jiro

  Maalin wanaagsan dhamaan aqristayaasha shabakada Filimside ku xiran kuna soo dhawaadao barnaamijkeena aan idin kula wadaagno warbixino kooban oo ku saab saabsan dhanka fanka...

Ahan Shetty iyo Tara Sutaria filimkooda Tadap oo dib u dhac ku yimid duubistiisa

  Ruug cadaa Suniel Shetty wiilkiisa Ahan Shetty waxaa lagu soo caan bixinaa filimka Telugu ah ee Blockbuster-ka weyn noqday RX 100 oo loo bixiyay...

Rasmi: Filimka The Lion King iyo Isniintiisa kowaad ganacsiga weyn uu sameeyay

  Filimka Hollywood-ka ah The Lion King ayaa hoos u dhac 30% sameeyay Isniintiisa kowaad ganacsi ahaan marka lala bar bar dhigo Jimcadiisii kowaad lacagaha...

Rasmi: Filimka Super 30 iyo ganacsiga adag uu sameeyay Isniintiisa labaad

  Superstar Hrithik Roshan filimkiisa Super 30 ayaa ganacsi adag sameeyay Isniintiisa labaad wuxuuna keenay 3 Crore ($434k) waxayna ka dhigan tahay mudo 11-maalmood ah inu soo...