Ajay Devgn iyo Saurabh Shukla Raid Filimkooda aan indha laga qaadi karin Raid Iyo Sida Uu Hit Ku Noqday

Superstar Ajay Devgn filimkiisa Raid waxaa tiyaatarada la saaray maanta oo kale 16-kii Maarso sanadkii hore 2018, isagoo ka mid noqday aflaamta ugu wanaagsana ee sanadkii hore la daawaday s

Superstar Ajay Devgn filimkiisa Raid waa filim aan la buun buunin sidoo kalena xayeysiin balaaran loo sameynin laakiin waxa uu boxx office ka ka sameeyay  ganacsi heer sare ah

Ajay oo ka mid ah aktarada ugu caansan gudaha bollywoodka ayaa waxa uu filimkan kusoo bandhiga qaab jiliinka awooda badan sidoo kale Director Raj Kumar Gupta waxa uu sameeyay fariin aan lagu caajiseynin

Raid waxa uu  noqday mashruuc guulestay hadaba sida filimkan Hit ku noqday iyo macluumaadkiisa dhameestiran fadlan hoos kaga bogo

Director: Rajkumar Gupta

Tiyaatarada laga daawaday: 3250

Maalinta kowaad lacagta uu keenay: 9.45 crore

Sedexdiisa maalmood ee ugu horeyso lacagaha uu keenay:  38.63 Crore

Todobaadkiisa kowaad lacagaha uu keenay: 59.86 Crore

Lacagaha lagu qarash gareeyay –72 Crore

Lacagaha nadiifka ah ee uu keenay – 98 Crore

Lacagtaan hadii sicirka maanta lagu jaan gooyo – 98.02 crore

Lacagaha uu keenay canshuurta ka hor – 125 crore

Tirada tikit u goosatay –  9-malyan 428,000 oo qof

Lacagaha kooxda cajaladaha qeybiyeen ka heleen – 45.92 Crore

Natiijadiisa: Hit

Qiimeynta IMDB Rating – 7.4/10

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*