Akshay “Gacaliso Qalbiga Ha Iga Jabinin” Madhuri” Gacanta Iiga Fuq Jaceyl Jaanis Uma Hayee” Ereyada Cajiibka Ay Isdhaafsanayaan Caadi Ma Aha Akshay Khanna Iyo Madhuri Dixit Heeskodi “O Baby Don’t Break My Heart” Ka Bogosho Wacan Iyadoo Turjuman (+Video)

O Baby Don’t Break My Heart waa hees kamid ah heesaha loogu jecelyahay ee Bollywoodka sameeyaan waxayna heeskan kujirtaa filmkii jaceylka sedex geesodka ahaa ee Mohabbat kaaso ay wada hogaaminayeen Madhuri Dixit, Sanjay Kapoor iyo Akshay Khanna.

Filmkaan Flop ayuu noqday balse qisadiisa jaceylka iyo heesaha waa mid ilaa maanta aan la ilaawi Karin hadaba waxaan idiin soo turjumnay heeska shactirada badan ee ay jileen Madhuri Dixti iyo Akshay khanna oo lagu magacaabo “O Baby Don’t Break My Heart”

Heeska waxaa ku luuqeynayaan heesaayaasha kala ah Abhijeet Bhattacharya iyo Kavita Krishnamurthy fadlan halkaan hoose kaga bogo heeskan oo afsoomali ay idiin kugu soo turjumtay shabakada Filimside.

Hordhaca Heeska Iyo Bilawgiisa:

Akshay Khanna: O jane ja jane jigarJane tamna jane man, Tum kya jano how much i love u: gacaliso, xabiibti, nolosheyda maxaad ka ogtahay sida aan kuu jeclahay iyo inta aan ku jeclahay.

Meri jaane jaana maine tujhe pyar kiya, Sari diniya ke aage ke aage ikrar kiya: xabiibti si dhab ah ayaan kuu jeclaaday dadka iyo dunida horteedana jaceylka waan kusoo bandhigtay si aan qarsoodi ahen.

Tujhe dekha bas tera hogaya, Teri mithi mithi baato mein kho gaya: markaan indhaha ku saaray nafteyda wey luntay adiga ilahaaday qaali hadalkaada macaana wuu isoo jiitay waaba midkaan ku lumay.

Mujhe raat ko nind na aaye: habeenkina hurdadii iga tagtaye adiga dartaa

Mujhe raat ko nind na aaye, Ke teri pal pal yaad sataye, Bata mai kya karu: habeenkina hurdadii iga tagtaye, xasuustadana waan kusilcay bal maxaan sameeya qaaliyey iisheeg?

Madhuri: Pyar nahi karna pyar nahi karna: Waligaa jaceyl ha isku sameeynin…..

Pyar nahi karna, Pyar nahi karna, Kyo mere pichhe aaye: war wiilyahow jaceyl ha isku sameeynin, maxaase ikaa daba dhigay, Kaisa pagl aashik hai tu konTujhe samjhaye: war jaceylka waa waali cad ee yaa kufahamsiiya.

Na kar deewana pan: bal ha waalanina tartiibso
Na kar deewana pan hooy ha waalanina caga dhigo

Na kar deewana pan: war wiilyahow ha waalan
Na kar deewana pan: oo waali haku kicin

Akshay: O baby don’t break my heart: gacaliso/xabiibti qalbiga ha iga jabinin

Madhuri: I will.. I will: waan kaa jabin oo waan kaa jabin doonaa.

Miraha Kowaad Heeska:

Akshay: Sab raj jiya ke khol de, Tera ka hai irada bol de: ujeedkaaga iicadey walaaley oo qalbigada wixii kujira iisheeg.

Mai aaya yaha sirf tere liye, Meri jan hai hajir tere liye: waxaan dunidan u joogo waa adiga dartaaye, adiga dartaadana waan udhiman karaaye,Duniya se tu ghabraye: ee maxaad dadka dunida oojooga oga xishoon ogana cabsan iiisheeg qalbigada waxa kujira.

Meri jan niklti jaye bata main kya karu, Meri jan niklti jaye bata main kya karu: waanba dhiman intaan go’aankada sugaayo qaali maxaan sameeya iisheeg hade iisheeg maxaan sameeya.

Madhuri: Chhod meri bahe: iiga fuq gacanta walaal, Akshay: Ae Paagal kya: Ar tan maxay waalantahay….

Madhuri: chhod meri bahe, Chhod meri bahe, Sang tere nahi aana: Walaalkey horta gacanta iiga fuq oo iidaay bal, meelna kuuma raacaye iga daba har, Ishk mohabbat kya hai pagle,Tune kaha hai jana: jaceylka waalida aad iga daba wadona waxuu yaahy waan ogahay.

Abhi anjana hai: balse adi wali ma fahamsanid jaceylkan.

Oye Abhi anjana hai: wale ma fahamsanid.

Abhi anjana hai: balse adi wali ma fahamsanid jaceylkan.

Oye Abhi anjana hai: wale ma fahamsanid.

Akshay: O baby don’t break my heart: gacaliso/xabiibti qalbiga ha iga jabinin

Madhuri: I will.. I will: waan kaa jabin oo waan kaa jabin doonaa.

Miraha Labaad Heeska: 

Akshay: Hans hasn ke jalana chhod de, Yu kar na bahane chhod de: Naga daa dee qosolkaan iyo marmarsiyadan badan, Teri itni inayt chahiye, Mujhe sirf mohabbat chahiye: waxaan doonaya waa wanaag iyo jaceylkaada kaliya.

Chaht ki aag jalaye: waxaan la gubanayaa jaceylkaada..Chaht ki aag jalaye ke tera, Dard mujhe tadpaye, Bata main kya karu: haa gacaliso jaceylkaada ayaa i gubaya oo aan xanuunkisa la silcayaa ee iisheeg bal maxaan sameeyaa.

Madhuri: Kuchh bhi kar le: war waxaad doonto samee! Akshay: oo ma si fudud ayaad igu fasaxeysaa…

Madhuri: Kuchh bhi kar le..Kuchh bhi kar le, Dil na tujhe main dungi: SXB waxaad doonto sameey qalbigeya boos kama heleyside, Jan ke jan gavaungi na, Pyar ka rog main lungi: Anoo wax walbo og nafteyda ma haligi karee, jaceylkaada cudurkiisa iyo dhibkiisana marabee idhaaf.

Mujhe ab jane de: ee walaalo iskakey dhaaf oo an iska baxee oo iska tagee.
oye Mujhe ab jane de: haa waan iska tagi idhaaf.

Mujhe ab jane de: ee walaalo iskakey dhaaf oo an iska baxee oo iska tagee.
oye Mujhe ab jane de: haa waan iska tagi idhaaf.

Akshay: O baby don’t break my heart: gacaliso/xabiibti qalbiga ha iga jabinin

Madhuri: I will.. I will: waan kaa jabin oo waan kaa jabin doonaa.

Hooriska Iyo Dhamaadka Heeska:

Akshay Khanna: Meri jaane jaana maine tujhe pyar kiya, Sari diniya ke aage ke aage ikrar kiya: xabiibti si dhab ah ayaan kuu jeclaaday dadka iyo dunida horteedana jaceylka waan kusoo bandhigtay si aan qarsoodi ahen.

Tujhe dekha bas tera hogaya, Teri mithi mithi baato mein kho gaya: markaan indhaha ku saaray nafteyda wey luntay adiga ilahaaday qaali hadalkaada macaana wuu isoo jiitay waaba midkaan ku lumay.

Mujhe raat ko nind na aaye: habeenkina hurdadii iga tagtaye adiga dartaa

Mujhe raat ko nind na aaye, Ke teri pal pal yaad sataye, Tu sun le soniye habeenkina hurdadii iga tagtaye, xasuustadana waan kusilcay bal idhageeyso xabiibti?

Madhuri: Pyar nahi karna: war walaalo jaceyl ha sameeynin waa iga talo, Akshay: Karuna karunga karunga: waan sameynaa.. waan sameeyna.. waan sameynaa..

Madhuri: Pyar nahi karna pyar nahi karna: Waligaa jaceyl ha isku sameeynin…..

Pyar nahi karna, Pyar nahi karna, Kyo mere pichhe aaye: war wiilyahow jaceyl ha isku sameeynin, maxaase ikaa daba dhigay, Kaisa pagl aashik hai tu konTujhe samjhaye: war jaceylka waa waali cad ee yaa kufahamsiiya.

Na kar deewana pan: bal ha waalanina tartiibso
Na kar deewana pan hooy ha waalanina caga dhigo

Na kar deewana pan: war wiilyahow ha waalan
Na kar deewana pan: oo waali haku kicin.

Akshay: O baby don’t break my heart: gacaliso/xabiibti qalbiga ha iga jabinin

Madhuri: What: yaah?

Akshay: O baby don’t break my heart: gacaliso/xabiibti qalbiga ha iga jabinin

Madhuri: Why: oo sababna iisheeg bal..

Akshay: O baby don’t break my heart: gacaliso/xabiibti qalbiga ha iga jabinin

Madhuri: Ok; hagaag gacaliye waayahay.

Akshay: O baby don’t break my heart: gacaliso/xabiibti qalbiga ha iga jabinin

Madhuri: haye soo kuma oran dee waayahay kaama jabin doono.

Dhamaad….

Halkaan hoose ka daawo heeska oo muuqal ah: