Akshay Kumar Atariishada Filimkiisa Ugu Horeeyay La Sameesay Iyadoo Yar Ayay Guurstay Aktar Caan Ah Ka Dib Muddo Gaaban Isaga……

aktarka ka tirsan shirkada bollywood ee lagu magacaabo akshay kumar ayaa waxa uu lasoo shaqeeyay atariishooyin fara badan

laakiin qisada maanta aan ku haayo waxa ay ku saabsan tahay atariishada ugu horeesay ee isaga filim la sameesa waxaana lagu magacaaba shanti priya

waxa ay labadooda kusoo caan baxayn filimka lagu magacaabo saugandh sanadkii 1991 waxaana director ka ahaa ninka lagu magacaabo raj sippy

sidoo kale atariishadan waxa ay ka shaqeenaysay shirkadaha aflaamta ee koonfurta shanti priya sanadkii 199  iyadoo jira 35 sano waxaa guursaday aktarka ku jira filimka baazigar

kaaso ahaa askariga ay saaxibada ahaayeen atariishada kajol waxaana lagu magaacaba siddhart ray kaliya marka ay isla noolaayeen 5 sano sanadkii 2004 waxaa siddhart uu u geeriyaaday wadno xanuun

shanti waxa ay siddharthu dhashay labo caruur hadda xagee ku dambeesa shanti? hadda shanti waxa ay kasoo muuqataa musalsalada ka baxa Tv-Yada  waana mid weli kasoo muuqata aflaamta iyadoo sameesa door caawin iyo mid waalid ah