Akshay Kumar filimkiisa caanka ah Lahoo Ke Do Rang iyo sida uu Flop ku noqday

Maanta oo kale 21 Maarso 1997 waxaa soo baxay filimka Soomaalida agtooda Blockbuster-ka ah Lahoo Ke Do Rang ee Superstar Akshay Kumar, Karisma Kapoor iyo Naseerudin Shah wada jileen waana filim Classic ah dhanka heesihiisa iyo Action-ka uu xambaarsan yahay.

Haddaba filimka Lahoo Ke Do Rang oo FLOP noqday kana soo wareegatay daawashadiisa sida uu ku guul dareestay fadlan hoos kaga bogo:

Fadlan walaal xayeysiimaha web-ka Filimside Ku Dhufo hal mar oo kaliya xayeysiinta ka muuqato qoraalka aad aqrisaneysid.

Filimka Ustadon Ke Ustad wuxuu soo baxay maanta oo kale 20 Maarso 1998 waana filim caan ah oo daawashadiisa laga xiiso dhigeyn haddaba sida uu FLOP ku noqday macluumaad dhameestiran oo ku aadan hoos kaga bogo waxaana kasoo xiganay shabakada Boxoffice India (BOI):

Director: Mehul Kumar

Jilaayaasha: Akshay Kumar, Naseeruddhin Shah, Karisma Kapoor, Farha iyo kuwo kale.

Tiyaatarada laga daawaday: 225

Maalinta kowaad lacagta uu keenay: Xog lagama haayo

Sedexdiisa maalmood ee ugu horeyso lacagaha uu keenay: 1.76 Crore

Todobaadkiisa kowaad lacagaha uu keenay: 2.97 Crore

Lacagaha lagu qarash gareeyay – 5.50 Crore

Lacagaha nadiifka ah ee uu keenay – 5.15 Corre

Lacagtaan hadii sicirka maanta lagu jaan gooyo – 56.05 Crore

Lacagaha uu keenay canshuurta ka hor – 9.08 Crore

Lacagaha uu suuqyada caalamka ka keenay – $75k

Tirada tikit u goosatay – 5-malyan 605,000 qof

Lacagaha kooxda cajaladaha qeybiyeen ka heleen – 2.66 Crore

Natiijadiisa: Flop

Qiimeynta IMDB Rating – 5.2/10

Fadlan shabakada Filimside Rukumo si Warbixin walbo aan soo daabacno Notification ahaan kuugu soo dhaco.

Mahad sanidiin.