Akshay Kumar Filmkiisa Talaash: The Hunt Begins.. Iyo Sida Uu Flop Ama Film Guul Darestay Ku Noqday!!

 

Talaash waa film Action ah oo ay wada hogaamiyen Akshy Kumar iyo Kareena Kapoor Khan, inkastoo qaab jiliinkoda lagu amaanay ahadana waa film ka guul darestay xidigahan maadama uu Flop noqday.

Fadlan Hoos Kaga Bogo Talaash: The Hunt Begins… Iyo Sida Uu Flop Ku Noqday:

Hogaamiyasha Filmka: Akshay Kumar iyo Kareena Kapoor Khan

Director: Suneel Darshan

Xiliga la daawaday: 3 January 2003

Tiyaatarada laga daawaday: 325

Maalinta kowaad lacagta uu keenay: 95 Lakh

Sedexdiisa maalmood ee ugu horeyso lacagaha uu keenay: 2.64 Crore

Todobaadkiisa kowaad lacagaha uu keenay: 4.39 Crore

Lacagaha lagu qarash gareeyay – 9.75 Crore

Lacagaha nadiifka ah ee uu keenay – 7.86 Crore

Lacagaha hadii sicirka maanta lagu jaan goyo: 39.37 Crore

Lacagaha uu keenay canshuurt ka hor – 12.79 CroreTirada tikit u goosatay – 4,2, 510 qof

Lacagaha kooxda cajaladaha Qeybiyeen ku iibsadeen – Xogtaas heli karno

Lacagaha kooxda cajaladaha qeybiyeen ka heleen –  3.82 CroreNatiijadiisa: Flop

Qiimeynta IMDB Rating –5.0/10