Nolosha Jilayaasha WARARKA MAANTA

Akshay Kumar Ma Ahen Dooqa Kowaad Ee Filmka Toilet-Ek Prem Katha Sheeka Kaa Qaarsoon!!

 

Kooxda filimka Toilet – Ek Prem Katha sameesay waxay shaaca ka qaadeen in marnaba aysan ku qancin Super Star Akshay Kumar hogaamiye ka noqdo filimkan fariin arimaha bulshada ku saabsan xambaarsan.

Siddharth iyo Garima oo qooreen sheekada filimka Toilet – Ek Prem Katha marka ay qoraalka dhameeyeen waxay niyada ku haayeen in Akshay Kumar sameyn karo filimkaan.

Laakiin Neeraj Pandey oo ah soo saaraha kowaad ee Toilet – Ek Prem Katha marnaba kuma qanacsaneyn in Akshay Kumar filimkaan hogaamiye looga dhigo wuxuuna rabay jilaa dhalin yar in loo dhiibo.

Siddharth iyo Garima ayaa la doodeen Neeraj Pandey waxay u sheegeen in Akshay Kumar doorka filimkaan kasoo bixi karo sidoo kalena lagu bartay fariimaha waaqiciga ah sanadihii ugu dambeeyay.

Neeraj Pandey ayaa ku qancay doodii qooraayaasha sheekada Siddharth iyo Garima wuxuu kadib taleefoon ka wacay Akshay Kumar oo saaxiibkiis ah madaama ay ka wada shaqeeyeen filimada Special 26, Baby, Rustom iyo Naam Shabana.

Akshay Kumar marka sheekada filimka Toilet – Ek Prem Katha wuu aqbalay sidoo kalena wuxuu ka helay qaabka sheekada loo dhigay.

Hadaba hadii Neeraj Pandey diidi lahaa Akki sidaas ayuu ku gafi lahaa mashruucan weyn oo maanta india oodhan laga jeclaaday sido kalena Akki amaan balaaran kuhelay.

Walal Ha Ilaawin Inaad Hal Xayeysiin ku dhufato Xayeysiimaha Noocyada Kala Duwan Sida Cunooyinka, Agabka Guryaha, Games Kala Duwan Sawirada Kusoo Baxaan Mid Kamid Ah ku dhufo Mahadsanid…

Related posts

Rasmi: Nani filimkiisa Jersey oo tiyaatarada ka dagay kani waa HIT dhameestiran

Zakarie

Maxaa Sameeyay Vivek Oberoi “Atariishada Sonam Kapoor Iyo Caalamka Dhan Oo Weerarka Kusoo Qaaday Aktarkan Ka Dib Markii Aishwarya Rai Kusoo Tilmaamay…

Jabriil Abdikadir

Shah Rukh Khan Oo Si Deg deg ah kusoo gaaray guriga Ajay Devgan iyo aktarada kale ee kasoo ka qayb-galayn tacsida Ajay Devgan aabihiisa Veeru Devgan

Jabriil Abdikadir

Nin Isku Kalsoon: Maxay Tahay Sababta John Abraham Uusan U Jeclayn Inuu Sameesto Ilaaliye (Bodyguard)

Jabriil Abdikadir

Ranbir Kahor Atoorayaasha Xiriir Wada Noolansho Ah Sida Nin Iyo Xaaskisa La Wadaagen Atiriishooyin Caan Ah Akshay Kumar Iyo Govinda Ayaa Kujiraan!!

Ali Aadan

Xanta Ugu Weyn Maanta: Ranbir Kapoor Oo Shah Rukh Khan Ka Badali Doona Hogaaminta Taxanaha Don Qaybtiisa Sadexaad

Jabriil Abdikadir