Aktarada Bollywoodka Kuwaaso Badalayn  Muuqaalkooda Si Ay Kaga Run Sheegaan Doorarkooda Filimka

Aktarka Marka Hore Isaga Ayaa Dooranay Sheekada Filimka Ku Xiran Inuu Badalo Muuqaalkiisa Taaso U Baahan Waqti Fara Badan Sameynta Doorka Loo Soo Bandhigo Aya Ah Mid Dhib Badan Markasta Maahan Inuu Aflaam Kale  Uu Sameeyo

Taaso Ku Xiran In Muuqaalkiisa Uusan Ku Soo Baxayn Aflaamta Kale Si Uu Kaga Dhabeeyo Doorkiisa Taaso Siiyo Waqti Badan Iyo Awood Badan Waxaa Jira Dhawr Aktar Ah Kuwaaso Caanku Ah Transformation Ama Badalida Muuqaalkooda Jirka Midaaso Natiijadaydu Tahay Mid Isaga Lagu Amaano

Sida Aktarka Amir Khan Oo Caan Ku Ah Inuu Isku Yeelo Door Walba Oo Loo Soo Bandhigo Inuu Keeno Muuqaalkiisa Iyadoo Aan Ku Aragnay Dhawr Aflaam Sida Filimka Dangal iyo Ghajini Iyo Aflaam Kale Oo Badan

1. Amir Khan  – Dangal

 

2. Hrithik Roshan – Koi Mil Gaya

3. Ranveer Singh  – Bajirao Mastani

4.  Bhumi Padneker  –  Dum Laga Ke Haisha

5. Randeep Honda – Sarbjit

6. Shah Rukh Khan  – Om Shanti Om

 

7. Shahid Kapoor  – Udta Punjab

8. Vidya Balan  – Dirty Pictures

9. Emraan Hashmi  – Murder 2

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*