Aktaradan Bollywoodka Ka Tirsan Waxa Ay U Baahan Tahay School Lagu Barto Dance-ga

 

 

aktar walba oo bollywoodka ka tirsan waxa uu si fiican u yaqaana hab loo jilo filimka taaso ah mid xirfad u leeyahay madaama uu yahay aktar laakiin aktarda waxa ay kukala duwan yihiin xirafadaha kala duwan sida actionka , shactirada iyo qiirada iyadoo ay sidaas tahay waxaa jira aktaro ku dhiban qoobka ciyaarka heesaha aflaamta taaso ay dhib isku qabaan kooxda la yiraahdo choreography kuwaaso ah dad diyaariya qoobka ciyaarka uu aktar uu ku ciyaari doono heesaha sababtoo ah aktaradan maba lahan xirfad dhanka dancega waxaana lagu tilmaama aktarada ugu ciyaarta xun fanka india

1. nawazuddin siddique

kani waa mid ka mid ah aktarada ugu jilitaanka wanaagsan bollywoodka madaama uu sameyn  karo door walba oo loo dhiibo isagoo xitaa mararka qaar badala muuqaalkiisa si uu doorkiisa kaga run sheego laakiin waxa uu fashilmaa marka ay timaato dance madaama uusan aqoonin sida loo ciyaaro waxaana la mooda qof xanuunsan oo marba meel qabsanaaya

2. nana patekar

 

kani xitaa hal eray laguma qeexi karo tayadiisa aktarnimo waana aktar aan cabsanin marka la taagan yahay shaashada filimkan laakiin nana patekar  waxa ay cabsi qabataa marka ay timaado ciyaar sababtoo ah waxaa isaga lagu tiriyaa aktarada ugu dance-ga xun isagoo kaliya sameeya hal nooc midaaso xitaa ku kaliftay kooxds filimka inaysan heeso kusoo dirin filim uu aktarkan hogaamiye ka yahay

3. salman khan

wan ognahay inuu yahay boqora boxx office ka xilligaan isagoo sameeyay aflaamta ugu weyn 10 sano ee lasoo gudbay salman waa mid si weyn loogu amaano hab jiliinkiisa

laakiin aktarkan waxa lagu dhaleeceeya inuusan ku ficnayn ciyaarta dance-ga salman khan ayaa ku ciyaara heesaha xarakaad isaga u gaar ah ee ma sameeeyo waxa ay usoo bandhigaan raga qaabilsan ciyaarta heesaha

4. sunil shetty

aktarkan doorarka badan sameyn karo sunil ama balwaan waxa lagu yaqaana bandhig adag markii uu shaashada horjoogo isagoo leh xirfado u ku sameym karo doorarka  kala ah shactirada iyo action ka

laakiin aktarkan malaha xiraf dhanka dance-ga ama ciyaarta iyadoo xilliyadii 90s marka aad daawatid heesaha aktarkan ma ahan mid sameeyay ama raaca musicada h

5. sanjay dutt

sanjay dutt waa mid ka mid ah aktarada tilmaamaha u ah bollywoodka weliba si weyn loogu xasuusto aflaamta khalnayak iyo munna bhai mmbs sanjay hadduu sameenayo door gangaster ama mid shactiro waa mid adiga qudhaada u sacab tumeyso

laakiin haddii meesha dance imaado sanjay jirkiisa ayaa u saamaxeenin inuu ciyaaro sanjay waxa u dhibtoon jiray marka uu filim uu la wado aktar dheesha si fiican u yaqaana sida govinda oo kale taaso soo saari jiray ceebta aktarkan dhanka Dance-Ga

6. sunny doel

cidna shaki ma gelin karto inuu sunny wax walbo awoodi karo marka laga reebo Dance-ga sunny waa mid hadaladiisa culus si weyn shacabka ay u jecel yihiin sidoo kalena waa ay u sacab tumaan markii xarakaad ama dagaal sameenayo laakiin sidaas oo kale uma soo dhaweeyaan heesaha aktarkan maadaama uusan lahayn xarakaad ama xirfad dhanka dance-ga iyadoo sunny heesihiisa lagu dhex lifaaqi jiray sheekada filimka si meesha looga saaro ciyaarta

waxaana midaas u sabab ah inay isku dhici Jireen kooxda qaabilsan diyaarinta ciyaarta heesaha madaama sunny midaas ay ku dhibanaan jiray sunny kuma fiicna ciyaarta madaama dheeshiisa uu yah

7. ajay devgan

waa mid kale ku fiican marka uu shaashada horjoogo isagoo door walba kasoo bixi kara laakiin aan lagu amaani karin dhanka Dance-Ga ajay devgan heesihiisa waxa uu ku bilaaba socod Isagoo ku dhameeya socoda

laakiin maalmahan dambe isagoo sii duqoobaya waxa macquul ah inuu isagoo fadhiyo uu heesaha duubo waana mid ka mid ah aktarada lagu tilmaamo inaysan lahayn xirfad dance

8. dharmendra

waxaa liiskan ugu dambeeya halyeeygeena dharmendra aktarkan fanka muddo badan kasoo tirsanaa aya ah mid si weyn loogu garanaayo inuusan lahayn xirfad dance

hadaad YouTube ka ka daawato heesihiisa waxad arkaysaa dharmendra oo kaliya dhaqaajinaya lugihiisa iyo gacmo oo kor loo taagayo midaas waa uu ku caan baxay kooxda filimka qarash iskama gelin jirin inay Dharmendra u sameeyaan kooxda diyaarisa dheesha heesaha madaama uu isaga lahayn xirfad uu ku ciyaaro

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*