Connect with us

ARRIMAHA BULSHADA

aktarka Ajay Devgan oo doonaya inuu joojiyo xayeesiinta u samaynta sigaarka Iyo Tobacco ka dib markii uu kansar uu ku dhacay mid ka mid ah isaga taageerayaashiisa

Published

on

Bollywood Superstar Ajay Devgn wuxuu caan ku yahay cabista sigaarka inta badana ma joojiyo iska daba cabista sigaarka asigoo hada ka hor sheegay inay ku adag tahay ka tanaasulida sigaarka.

sidoo kale aktarka  sigaarka sida xanjo oo kale ayuu u isticmaala sida la sheegay micnaha maalintii tiro maleh inta jeer ee u cabo haduu film jilaayo iyo hadii kaleba

 

Balse Ajay Devgn ayaa haatan si rasmi ah u doonaya inuu joojiyo xayeesiin u samyanta sigaarka iyo tubaakada maadaama ay si  weyn u waxyeelayso caafimaadka bini’aadamka

iyadoo hadda lasoo ogaaday sababta ka dambaysaa inuu aktarka gabi’ahaanba uu doonaayo inuusan mar dambe xayeesiin u samaynin shirkadaha soo saara sigaarka iyo tubaakada

waxaana midaas lagu sababeenaya ka dib markii aktarka mid ka mid ah taageerahiisa uu ku dhacay cudurka kansarka sida uu u cabeeyay sigaarka waxaana taageerahaas lagu magacaabo Nanakram kaaso jira 40 sano

iyadoo bukaanka qoyskiisa ay shaaciyeen in ninkan uu teegeero buuxda u yahay aktarka Ajay Devgan taaso ka dhigtay inuu isticmaalo agab walba uu aktarka xayeesiiyo gaar ahaan sigaarka maadama ninkan uu si weyn u taageero Ajay Devgan

waxaana la sheegay inuu Nanakram inuu cabay ama uu isticmaalaya sigaar aad u fara badan taaso lagu sheegay ilaa 1000 baagad taaso hadda si weyn u waxyeelaysay noloshiisa maadamaa uu ku dhacay cudurka kansarka

ka dib arrinkaas aktarka Ajay Devgan waxa uu go’aan ku gaaray inuu kansalo heshiiska xayeesiimaha uu kula jiray dhamaan shirkadaha soo saaran waxyaabaha maan dooriyaasha sida sigaarka iyo tubaakada maadaama aktarka uu leeyahay taageerayaal fara badan kuwaaso qaarkood la dhibtoonayaan cabsida sigaarka

ARRIMAHA BULSHADA

Gudiga Ururka Baarlamaanka Dalka India Oo Dacwad Rasmi Ah Ka Gudbiyay Aktarka Vivek Oberoi Ka Dib Markii Uu Ka Xad-gudbay Atariishada Aishwarya Rai

Published

on

weli waxaa dalka india ka taagan murankii u dhaliyay aktarka Vivek Oberoi kaaso hadal heyn weyn ka dhex abuuray baraha bulshada 20-kii saac u dambeysay kadib markuu soo dhigay baraha sawir Aishwarya nolosheeda uu ku falanqeynaayo iyo 3-dii nin ay xiriirka lasoo sameeysya kuwaaso Bollywoodka kawada tirsan.

Hadaba Dad badan ayaa ku kaceen Vivek Oberoi oo dumar badan ayaa ka dalbadeen inu sharaxaad dheeri ah ka bixiyo waxa micno ahaan uu ula jeedo sawirkaan maadama aflagaado ku tahay dumarka sawirkaan sida ay iyaga sheegen misane u fahmeen.

si kastaba arrintan waxaa markan ay gaartay maxkamada magaalada Mumbai ka dib markii ay aktarkan ay dacwad ka gudbiyeen gudiga ururka haweenka ee baarlamaanka dalka india kaaso lagu magacaabo All India Mahila Congress kuwaaso xigsanaya qodobka 509 ee dastuurka dalka india kaaso Vivek Oberoi inuu ka xudgudbay ama uu u gafay shaqsi dumar ah

waana mid caqabad ku noqon kartaa aktarkan kaaso dhawaan raali-gelin bixiyay laakiin waxaa weli daba-taagan mawduucan uu sheegay inuu markii hore uu arkay inay tahay kaftan laakiin uusan filaynaynin arrinka inhh heerkan gaaraayo

sidoo kale Vivek weli waa mid nasiib badan maadaama dhacdadaan weli aysan ka hadlin shaqsiyaadka uu ku aflagaaadeeyay sida Aishwarya Rai , Salman Khan Iyo Abishek Bachchan kuwaaso weli laga dhawr-sugaayo inay ka hadlaan mawduucan hadda gaaray meel kulul.

Continue Reading

ARRIMAHA BULSHADA

Daawo: Ghana geerida waa looga dabaal dagaa, Benin mataano dhaloow laguma gaaro iyo dhacdooyin kale!

Published

on

Continue Reading

ARRIMAHA BULSHADA

Maxaa Sameeyay Vivek Oberoi “Atariishada Sonam Kapoor Iyo Caalamka Dhan Oo Weerarka Kusoo Qaaday Aktarkan Ka Dib Markii Aishwarya Rai Kusoo Tilmaamay…

Published

on

iyadoo inyar ka hor aan idinla wadaagnay warbixin ku saabsan aktarka Vivek Oberoi kaaso maanta si weyn u qabsaday cinwaanada wargeysyada dalka india ka dib markii uu ku jee-jeesay xariirada jaceylkiisa hore atariishada lagu magacaabo Aishwarya Rai isagoo ku tusaale ahaan usoo qaatay inay tahay sida ay u dhacdo doorashada dalka india

Vivek ayaa hadda waxaa uu qaatay dhacdada ama muranka ugu weyn ee kaaso laga diiwan-geliyay doorashada guud dalka india sanadkan 2019 isagoo isku lifaaqay noloshii atariishada hore atariishada Aishwarya iyo doorashada dalka india

isagoo bartiisa Twitter uu soo dhigay sawir ka hadlaya xariirada ay soo sameesay jacaylkiisa hore atariishada Aishwarya kaaso ka hadlaya xariirada fashilmay sida Isaga iyo Salman Khan iyo guusha Abishek Bachchan kaaso markii dambe gacanta ku dhigay Aishwarya Rai

haddaba aktarkan waxaa si weyn usoo weerarayn dad aad u fara badan kuwaaso ku dhaleeceenaya inuu yahay shaqsi dabci xun kaaso magac ku raadinaya shaqsi marwo ah kaaso isaga hore xariir kala dhaxeeyaay waxaana ay leeyihiin waana wax si weyn loogu xumaado

waxaana dadkaas ka mid ah atariishada lagu magacaabo Sonam Kapoor taaso aktarkan ku tilmaamtay inuu yahay qof laga kiraah-yeesto

waxaana Sonam kapoor hadalo kulul oo ku aadan aktarkan soo dhigtay barteeda Twitter ka waxaana qoraalkeeda kusoo koobtay ” karaahiyo ah iyo caqli xumo”

Kaliya Sonam kapoor ma ahan shaqsiyaadka soo dhaleeceenaya Vivek Oberoi waxaa jira dad aad u fara badan kuwaaso aktarkan si weyn ugu aflagaadeeyeen baraha bulshada

iyagoo sheegay inaysan weligood aysan daawan doonin filim uu isaga qayb ka yahay sidoo kalena looga baahan yahay inuu si dhakshi leh raali-gelin ku bixiyo

laakiin qoyska Bachchan weli ma jiro qof arrintan ka hadlaya waxaana dhawaan la sugi doona Abishek Bachchan sida uu arrintan uga hadlo ama inuusan ka hadlin

Continue Reading
Advertisement
Nolosha Jilayaasha46 mins ago

Xaqiiqooyin U Gaar Ah King Of Bollywood Aka Shah Rukh Khan Wax Qaas Ah Ka Ogow!!

Nolosha Jilayaasha54 mins ago

10-ka Atoore Ee Bollywoodka Katirsan Kuwaaso Dhanka Action-ka Looga Haray Qeybtii 2aad!!

Nolosha Jilayaasha58 mins ago

Markii Katrina Kaif La Dooransiiyay Sedexda Khans Salman Khan-na Ay Dooratay!!

CIYAARAHA2 hours ago

Dhageyso barnaamijka LIVE NOW (23 May 2019) Warar Sport Update ah kaga bogo

Nolosha Jilayaasha2 hours ago

10-ka Atoore Ee Bollywoodka Katirsan Kuwaaso Dhanka Action-ka Looga Haray!!

Nolosha Jilayaasha3 hours ago

Wa Tuma Shikha Talsania Atirishada Filmka Veere Di Wedding Wax Badan Ka Ogow (+Sawiro)

Nolosha Jilayaasha3 hours ago

Suniel Shetty Wadnaha, Hema Malini Indhaha, Madhavan Kalyaha Iyo Xidigaha Bollywoodka Sadaqeesteen Xubnahooda Kadib Dhimashadooda Qeybtii 2aad (+Sawiro)

Nolosha Jilayaasha3 hours ago

Jilayaasha Bollywoodka Ee Asal Ahaan Miisankoda Culusaa Balse La Dagaalamen Caatana Iska Dhigeen (+Sawiro)

Nolosha Jilayaasha3 hours ago

Jackie Shroff”Waxaan Xidig Caan Ah Noqday Markii Amitabh Bachchan Caruurtisa Saxiix I Weydisteen”

Nolosha Jilayaasha3 hours ago

Marka Ay Dhacday In Amitabh Bachchan Diido Mushaar 10 Milion Rupees Uu Shah Rukh Khan Siiyay!!

Nolosha Jilayaasha3 hours ago

Waa Kuma Xidiga Cricket-ka Ciyaara Ee Kareena Kapoor Ka Hesho Balse M.S.Dhoni Iyo Rohit Sharma Midna Ma Ahan!!

CIYAARAHA4 hours ago

Daawo: Ileen Lacagta Halkaan Ayaa Laga Shabsadaa: 12 Ciyaar-yahan Oo Xirfado Gaar Ah Ku Nool!

WARARKA MAANTA5 hours ago

Big News: Suniel Shetty vs Rajinikanth oo filimka Darbar ku dagaalami doonaan!

CIYAARAHA15 hours ago

Daawo: Caawo iyo Kooxdaada Maxaa Ka Cusub?

Videos20 hours ago

Daawo: Priyanka oo Itoobiya timid, Arjun oo filimkiisa UAE laga mamnuucay iyo arimo kale.

BOX OFFICE6 days ago

5-Arimood oo sababaayo in Ajay filimkiisa De De Pyaar De guul weyn gaaro (+Video)

SHEEKADA FILIMADA6 days ago

Sheekada Filimka De De Pyaar De Ajay Devgn wuxuu la yimid sheeko dheeli tiran oo aan laga xiiso dhigeyn

WARARKA MAANTA7 days ago

Deg Deg: Jilaaga Caanka Ah Isaac Kappy Oo Is Dilay Balse Cafis Weydiistay Madaxweynaha Mareekanka Trump Iyo Sharciga Dalkaas!!

WARARKA MAANTA6 days ago

Kahor Tiger Shroff Disha Waxay Xiriir La Laheed Atoorahan Caanka Ah Dadka Badankoodana Kama Warqabaan!!

WARARKA MAANTA7 days ago

7 Atirisho Oo Bollywoodka Katirsan Kuwaaso Iyagoo Yar Hooyoyin Noqdeen Xitaa 30 Sano Aan Gaarin Qeybti 2aad (+Sawiro)

BOX OFFICE6 days ago

Morning & Noon Update: Filimka De De Pyaar De oo si dhex dhexaad ah ku furmay subaxdii balse Duhurkii ayuu sare u kacay

ARRIMAHA BULSHADA6 days ago

Warbixin ku saabsan taxanaha sida weyn loo sugaayo ee Afili Ask iyo sheekadiisa oo xiiso leh.

WARARKA MAANTA6 days ago

10 Xiriir Jaceyl Ee Dhexmaray Xidigaha Bollywood-ka Kuwaaso Ugu Naxdinta Badnaa Markii Mudo Dheer Oo La Qarinaayey (+Sawiro)

ARRIMAHA BULSHADA6 days ago

War aan u rooneyn dhagaha taageerayaasha Jilaaga Cagatay Ulusoy iyo atariishada Gizem Karaca kuwaasoo oo lagu xukumay xabsi min 9 bilood ah.

WARARKA MAANTA7 days ago

Atariishada Student Of The Year 2 Tara Sutaria Oo Amaan Kala Dul Dhacday Aktar ay Ku Tilmaamtay kan Ugu Shidan Bollywood-Ka, Waa kuma?

WARARKA MAANTA6 days ago

10 Xiriir Jaceyl Ee Dhexmaray Xidigaha Bollywoodmka Kuwaaso Ugu Naxdinta Badnaa Markii Dadka Ay Ogaaden Kadib (+Sawiro)

ARRIMAHA BULSHADA6 days ago

HAWEENEY IYADOO KOOMO KU JIRTA LAGU XAD GUDBAY

WARARKA MAANTA6 days ago

Jilayaasha Bollywoodka Ee Guursadeen Shaqsiyaad Taagero U Ahaan Jireen (+Sawiro)

WARARKA MAANTA7 days ago

Atariishada Weyn Kajol 25 Sano Ayey Fanka Ku Jirtay, Ma Rumeysan Doontid Inta Jeer Ee Ay Baajisay Duubis Film!

WARARKA MAANTA6 days ago

Qalaas Aarohi Oo Dhalo Caloosha Ka Gashay Dhiig Badana Ka Yimid, Netra Wey Geeriyootay, Deep Cidna Kama Guuleysan Karto Iyo Warar Kale!!

WARARKA UGU SHIDAN