Alia Bhatt, Katrina, Varun Dhawan, Vicky Kaushal Oo Kamid Noqdeen Liiska Xidigaha Ugu Labiska Wanaagsana Xaflada Zee Cine Awards 2019 (+Sawiro)

 

habeenkii xalay waxaa la qabtay bandhiga lagu magacaabo Zee Cine Awards kaaso saacado ka hor aan idinla wadaagnay xidigii xafladaas ku yimid kuwaada ugu labiska xumaa

Haatana waxaan idin la wadaagena xidigihii ugu labiska wanaagsana kuwaaso labis dadka soojiiten goobta la yimaadeen.

Alia Bhatt, Deepika Padukone, Varun Dhawan, Katrina Kaif iyo kuwa kale ayaa liiskaan soogalen maadama ay noqdeen kuwa ugu labiska qurxoona xafladan heerka sare loo agaasimay.

Halkaan Hoose Ka Daawo Sawirada Xidigaha ugu Labiska Wanaagsana Xafladii Zee Cine Award 2019:

1. Alia Bhatt

2. Varun Dhawan

3. Katrina Kaif

4. Vicky Kaushal

5. Malika Arora

6. Sonam kapoor