Allu Arjun, NTR , Ram Charan 6 Aktar Ee Ugu Caansan Koonfurta Hindiya Iyo Muuqaalkooda Yaraantooda (+Sawiro)

Kulanti Wacan Akhristayaasheena Qiimaha Badan Waxan Mar Walba Jecel Nahay Inan Idin Soo Gudbino Warbixinada Iyo Wararka Kuwooda Ugu Xiisaha Badan Maanta Waxan Ku Hayaa Warbixin Ah Aktarada Koonfurta Hindiya Oo Aad Si Weyn U Garaneeysan

Iyadoo Sanadahan Dambe Shirakadaha Koonfurta Ay Bilaabayn Inay Si Weyn Ula Xifaaltamaan Shirkada Bollywoodka Waxaana Midaas U Sabab Ah Aktarada Qaab-Jiliinka Wacan Ay Haystaan Kuwa Koonfura

Sidoo Kale Soomaalida Xitaa Dhawaanahan Waxa Ay Bilowday Inay Si Weyn U Xiiseeso Aflaamta Koonfurta Iyadoo Ay Soomaalida Taageere U Yihiin Aktrada Kala Ah Mahesh Babu, Prabhas, Rana Daggubati, Allu Arjun, NTR Junior Iyo Aktaro Kale Oo Badan Waxaan Maanta Ku Haaya Sawiraada 6 Aktar Oo Ka Mid Aktarada Ugu Caansan Koonfur Hindiya  Sawiradooda Xiliga College Ay Dhiganaayeen

1. NTR Junior

2. Allu Arjun

3. Ram Charan

4. Suriya

5. Vijay

6. Rana Daggubati