Amir Khan Iyo 10 Kiisa Filim Ugu Sheekada Wanaagsan

Amir Khan Waxaa Loogu Yeera GudGudaha Bollywood-Ka Magaca Mr. Perfectionism Waana Mid U Ku Mutaystay Aflaamtiisa Fariimaha Ay Wataan Taaso Ah Mid Waaqici Taaso Aktarkan U Jecem Yahay Inuu Aflaam Noocaas U Sameeyo

Iyadoo Kasoo Bilow Waayihiisa Ugu Horeeysay Ee Fanka Filimkiisa Qayamt Se Qayamat Tak Sanadkii 1988 Ka Dib Waxa Uu Noqday Aktar Doorta Aflaamta Leh Fariimada Waaqiciga Ee Ku Saabsan Dhaqanka Bulshada

Midaaso Aflaamtiisa Iyo Isaga Ka Dhigtay Kuwa Dadka Si Weyn Usoo Jiitaan Maanta Waxan Ku Haya 10 Kiisa Filim Ee Aktarkan Ugu Sheekada Wanaagsan Ama Ugu Dhibcaha Badan Taaso Ah Qiimeyn Ay Bixiso Majalada Looga Haray Qiimeynta Sheekada Aflaamta Ee IMDB

Fadlan Hoos Kaga Bogo Dhamaan Aflaamtaas

1. Dangal – 8.6

2. Taare Zameen Par  – 8.5

3. 3 Idiots – 8.4

4. Range De Basant – 8.3

5. Andaaz Apna Apna – 8.2

6. Pk – 8.2

7. Lagaan – 8.2

8. Dil Chahta Hai – 8.2

9. Sarfrosh – 8.2 

10. Jo Jeeta Woh Sikander

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*