Amitabh Bachchan Iyo Sunny Deol Filmkooda Insaniyat Iyo Sida Uu Flop Ku Noqday!

Filmka Insaniyat waa film Action ah waxaana la daawaday maanta oo kale ayadoo ay hogaamiyaal ka ahaayen Amitabh Bachchan iyo Sunny Deol halka ay doorar muhiim ah ku lahaayen Raveena Tandon, Jaya Prada iyo Chunky Pandey.

Maanta oo kale 11 Maarso sanadkii 1994 ayaa la daawaday filimka Insaniyat oo noqday mashruuc guul darestay hadaba sida filimkan Flop ku noqday iyo macluumaadkiisa dhameestiran fadlan hoos kaga bogo:

Director: Tony Juneja

Tiyaatarada laga daawaday: 235

Maalinta kowaad lacagta uu keenay: 67 Lakh

Sedexdiisa maalmood ee ugu horeyso lacagaha uu keenay:  1.83 Crore

Todobaadkiisa kowaad lacagaha uu keenay: 3.18 Crore

Lacagaha lagu qarash gareeyay –4.25 Crore

Lacagaha nadiifka ah ee uu keenay – 5.75 Crore

Lacagtaan hadii sicirka maanta lagu jaan gooyo – 106.49 crore

Lacagaha uu keenay canshuurta ka hor – 10.51 crore

Tirada tikit u goosatay –  11-malyan 74,000 oo qof

Lacagaha kooxda cajaladaha Qeybiyeen ku iibsadeen – Xogtaas Ma Heli Karno

Lacagaha kooxda cajaladaha qeybiyeen ka heleen – 2.99 Crore

Natiijadiisa: Flop

Qiimeynta IMDB Rating – 3.2/10

Walal Ha Ilaawin Inaad Hal Xayeysiin Click Kusiiso Xayeysiimaha Noocyada Kala Duwan Sida Cunooyinka, Agabka Guryaha, Games Kala Duwan Sawirada Kusoo Baxaan Mid Kamid Ah Click Kusii Mahadsanid…

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*