Amitabh Bachchan, Varun Dhawan, Sonam Kapoor Iyo Liiska Xidigaha Bollywoodka Ilaa Hada Ka Hadleen Weerarka Muslimiintii Lagu Dilay New Zealand!!

Xidigaha kala ah Amitabh Bachchan, Varun Dhawan iyo Sonam Kapoor ayaa ka hadleen xasuuqii loo geestay dadkii Muslimiinta ahaa salaada Jimcada ku tukunayeen labo masaajid ku yaaliin dalka New Zealand.

Weerarkan argagaixiso waxaa lagu dilay 49-qof halka 50-qof ku dhawaadna lagu dhawaacay waana weerar wuxuushnimo oo aad u saameeyay dunida siyaabo kala duwanna looga hadlaayo.

Xidigaha ka hadleen dhibaatadan intaas kuma eka waxaa jiraan kuwa kale inkasoo Bollywood Action Hero Suniel Shetty ugu horeyay dhanka Bollywoodka wax ka hadlo arinkaan.

Dhamaan xidigaha ka hadleen waxay u tacsiyeeyeen eheladii iyo qaraabadii ay ka tageen dadkii goobta lagu dilay kuwii dhaawacmayna caafimaad deg deg ah ayee u rajeyeen iyagoo muujiyeen inee aad oga xun yihiin weerarkan bahalnimada ah.

Fadlan hoos kaga bogo magacyada shaqsiyaadka Bollywoodka katirsan ee ilaa iyo hada ka hadleen xasuuqii loo geestay dadkii Muslimiinta ahaa salaada Jimcada ku tukunayeen labo masaajid ku yaaliin dalka New Zealand.

Suniel Shetty

Athiya Shetty

Amitabh Bachchan

Abhishek Bachchan

Riteish Deshmukh

Varun Dhawan

Sonam Kapoor

Anupam Kher (Aawbaska ama lacagey lacag)

Preity Zinta

Walal Ha Ilaawin Inaad Hal Xayeysiin Oo Ku Dhufato Xayeysiimaha Noocyada Kala Duwan Sida Cunooyinka, Agabka Guryaha, Games Kala Duwan Sawirada Kusoo Baxaan Mid Kamid Ah Kudhufo Mahadsanid…

 

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*