Andhadhun oo $30m China ka keenay iyo 15-ka filim Hindi ah lacagaha ugu badan China kasoo xareeyeen

Ayushman Khurrana, Tabu iyo Radhika Apte filimkooda Andhadhun ayaa Blockbuster weyn gudaha China ka noqday wuxuuna haatan kasoo xareeyay $30 million madaama todobaadkiisa labaad gudaha China ganacsi weyn ka sameeyay wuxuuna hiigsanaa inuu gaaro filimka Bajrangi Bhaijaan asigoo ka talaabi doono Hindi Medium.

Filimka Andhadhun todobaadkiisa kowaad sedexda maalmood ugu horeesay wuxuu gudaha China ka keenay $10.70 million halka todobaadkiisa labaad sedexda maalmood ugu horeyso uu kasoo xareeyay $10.25 million waana arin caddeyn u ah in mashruucan mudo dheer baaqi kusii ahaan doono dhul weynaha China sidoo kalena aad looga soo dhaweeyay bariga fog.

Waxay u badan tahay filimka Andhadhun inuu $50m (350 Crore) gudaha China ka keeni doono cimri ahaantiisa sidaasna uu ku noqon doono filimka 4-aad ee lacagaha ugu badan soo kasoo xareeyo asigoo dhaafi doono filimka Bajrangi Bhaijaan oo suuqa China kasoo xareeyay $45.55 million.

Fadlan hoos kaga bogo 15-ka filim ee Hindi ah kuwooda lacagaha ugu badan suuqa China kasoo xareeyeen filim walbana waxaa ku hor qoran xiliga taariikh ahaan China Boxoffice la saaray sidaan kasoo xiganay shabakada Boxoffice India (BOI):

1. Dangal (2017) – $193.06 million

 

 

2. Secret Superstar (2018)- $117.71 million

 

 

3. Bajrangi Bhaijaan (2018) – $45.55 million

 

 

4. Hindi Medium (2018) – $32.71 million

 

 

5. Andhadhun (2019) – $30.00 million (12 maalmood)

 

 

6. Hichki (2018) – $21.41 million

 

 

7. PK (2015) – $19.65 million

 

 

8. Toilet Ek Prem Katha (2018) – $14.23 million

 

 

9. Bahubali – The Conclusion (2018) – $11.93 million

 

 

10. Pad Man (2018) – $9.98 million

 

 

11. Thugs Of Hindustan (2018)  – $9.18 million

 

 

12. Sultan (2018) – $5.26 million

 

 

13. Dhoom 3 (2014) – $3.24 million

 

 

14. 3 Idiots (2011) – $2.91 million

 

 

15. Delhi Safari (2014) – $1.51 million

Fadlan shabakada Filimside Rukumo si Warbixin walbo aan soo daabacno Notification ahaan kuugu soo dhaco.

Mahad sanidiin.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*