Andhadhun Oo Ganacsi Heer Sare Ah Ka Sameeyay Daafaha Caalamka!!

Ayushmann Khurrana, Tabu iyo Radhika Apte waxaa tiyaatarada u saaran filimkooda Andhadhun kaaso ah mashruuc laga helay sido kalena si dhaqsi ah guul wacan ku gaaray haatana darajo kale hiigsanaayo.

Mashruucan gudaha hindiya ganacsi weyn ayuu ka sameenayawaa hubaal ganacsigiisa heerka sare ah inuu sii socon doono inta ka harsan todobaadkan waxaa kalsoo xiiso leh sida uu usii gadmi doono marka uu todobaadkiisa labaad guda galo filimkan guuleestay balse haatan ku socdo inuu HIT dhameestiran noqdo.

Hadaba Shabakada BOI ayaa soo daabacday Filmka Andhadhun iyo todobaadkiisa kowaad sedexda maalmod ee ugu horeysay ganacsiga uu daafaha caalamka ka sameeyay waxuuna keenay sedexdaas maalmod kudhowaad $900,000 qiyaas ahaan.

Taasi micnaheeda waa inuu ka wanaagsan yahay mashruucan aflaam badan oo kale kuwaaso sanadkaan la daawaday ganacsigooda daafaha caalamkana uu ka sareeyo mashruucan Andhadhun, halkaan hoose kaga bogo filmada Andhadhun ganacsi ahaan ka sareeyo daafaha caalamka sedexda maalmod ee ugu horeysay todobaadkoda ee sanadkaan la daawaday.

Sonu Ke Titu Ki Sweety – $740,000

 

Manmarziyan – $700,000

 

Parmanu – $640,000

 

October – $620,000

 

Stree – $560,000

 

Soorma – $550,000

 

Batti Gul Meter Chalu – $540,000

 

Fanney Khan – $520,000

 

Satyamev Jayate – $500,000

Mashruucan ayaa si weyn oga gadmay kuna adkaa USA / Canada iyo Gulf isagoo ka keenay $300Kun xitaa UK ganacsi dhex dhexaad ah ayuu ka sameeyay inkastoo mashaariicdan oo kale aanan laga daawanin waxuuna fursad u heesta mashruuca inuu $2M si deg deg ah daafaha caalamka kaga soo xareeyo.

Fadlan halkaan hoose kaga bogo Andhadhun iyo daafaha caalamka ganacsiga uu ka sameeyay wadan walba:

United Kingdom – $75,000

 

 

US / Canada – $280,000

 

 

Gulf – $330,000

 

 

Austrailia – $40,000

 

 

Pakistan – $40,000

 

 

Singapore – $30,000