Anushka Sharma Filmkeeda NH-10 Iyo Sida Uu Semi Hit Ku Noqday!

NH-10 waa filim cabsi badan taaso ay jishay atariishada Anushka Sharma iyadoo atariishadan si weyn looga amaanay doorkeeda filimkan kaaso ah door aad dhib badan

Maanta oo kale 13 Maarso sanadkii 2015 ayaa la daawaday filimka NH-10 oo noqday mashruuc guulestay hadaba sida filimkan Semi Hit ku noqday iyo macluumaadkiisa dhameestiran fadlan hoos kaga bogo

Director: Navdeep Singh

Tiyaatarada laga daawaday: 1000

Maalinta kowaad lacagta uu keenay: 3.26 crore

Sedexdiisa maalmood ee ugu horeyso lacagaha uu keenay:  12.99 Crore

Todobaadkiisa kowaad lacagaha uu keenay: 20.31 Crore

Lacagaha lagu qarash gareeyay –18 Crore

Lacagaha nadiifka ah ee uu keenay – 31 Crore

Lacagtaan hadii sicirka maanta lagu jaan gooyo – 31.53 crore

Lacagaha uu keenay canshuurta ka hor – 42.17 crore

Tirada tikit u goosatay –  2-malyan 649,000 oo qof

Lacagaha kooxda cajaladaha qeybiyeen ka heleen – 13.96Crore

Natiijadiisa: Semi Hit

Qiimeynta IMDB Rating – 7.2/10

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*